Maxay ka dhaheen Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye go,aankii RW Rooble?

0
Maanta waxaa muqdisho kulan ku yeeshay Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye iyagoo kulankooda kasoo saaray Warmurtiyeed ay taageero ugu muujinayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed...

Dowladda Somalia oo ka hadashay Dadkii Maanta ay Somaliland soo masaafurisay

0
Ciidanka Booliska Somaliland ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa Maanta Magaaladaas kasoo masaafuriyey ku dhawaad 700 oo qof oo ka soo jeeda...

Maamulka G/Banaadir oo amarro ganaax lacageed wata kusoo rogay shacabka

0
Mamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray go’aano la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus ee dalka ku soo laba kacleeyay, kuwaasi oo ku...

Wasiir Oomaar oo diiday xilka wasiir ee loo magacaabay

0
Maxmed Cabdullaahi Sallaad Omaar, Wasiirkii hore ee wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya oo iskushaandheyn lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Soomaaliya loogu magacaabay in uu...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Faafiyay

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar saacadihii ugu dambeeyay si weyn baraha bulshada loogu faafiyay, oo ku aaddanaa in Shirkadaha Diyaaradaha ee Fly Dubai...

Guddiga doorashada oo soo saaray qorshaha howlgalka doorashada golaha Shacabka

0
Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal ayaa soo saaray qorshaha lagu howlgalayo ee doorashada Golaha Shacabka, sida qaabka soo xulida ergada meelaha deegaan doorashada ah,...

Madaxweynaha Turkiga oo la kulmay Joe Biden

0
Madaxweyniyaasha Turkiga iyo Mareykanka Racep Tayyip Erdogan iyo Joe Biden ayaa ku kulmay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga halkaas oo lagu qabtay shirka 20...

Axmed Madoobe oo Safiirka Denmark kala hadlay Arrimaha Abaaraha & doorashooyinka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa  Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole...

Goodax Barre oo shaaciyey qorshe laga lahaa doorashadii Jowhar kana hadlay mowqifka reer Hiiraan

0
Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya kana mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa hoggaanka dowladda federaalka ku eedeeyey inay...

R/wasaare Rooble oo magacaabay guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee Baarlamaanka

0
R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood, kuwaasi oo xaqiijin doono qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee ka mid...

XULASHADA