Jubbaland oo shaki gelisay ka qeyb galka shir ka dhaca Muqdisho

0
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed dalka ayaa shaki geliyey ka qeyb galka shirka madaxda dowladda federaalka iyo...

Shir ka dhan ah muddo kororsiga madaxda DF oo Muqdisho ka furmay

0
Shirka Beelaha Hawiye ee ay ku diidan tahay moddo kororsiga labada sano ee Madaxweynaha muddo xileedkiisa dastuuriga uu dhamaaday ayaa goordhow la filayaa inuu...

QM: “166,000 oo ruux ayay sameeyeen roobababkii mahiigaanka”

0
Roobabkii mahiigaanka ahaa ee dhowaan ka da’ay guud ahaan Soomaaliya ayaa saameeyay ku dhowaad 166,000 oo qof, sida ay sheegtay hay’adda gargaarka ee Qaramada...

CC Shakuur Oo Ka Hadlay Shirka Maanta Ka Furmay Muqdisho.

0
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna hogaamiyaha xisbiga wadajir ayaa waxa uu ka hadlay shirkii ay maanta wajigiisii koowaad magaalada Muqdisho ku yeesheen Ra’iisulwasaaraha...

Galmudug oo ka hadashay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay G.Mudug

0
Maamulka Galmudug ayaa ka warbixiyay qarax ismiidaamin ah oo maanta lagu weeraray saldhig ay ciidamada xoogga iyo kuwa daraawiishta Galmudug ku leeyihiin agagaarka deegaanka...

Kooxda Horseed oo ku guuleesatay horyaalka Somaaliya.

0
Kooxda kubadda cagta ee Horseed laguna naaneyso Cawo iyo Maalin ayaa maanta oo isniin ah ku guuleysatay horyaalka Somali Premier League muddo 40 sano...

Guddoomiye Cirro: Khilaafka Guddiga Waxaa Sabab u ah Cadaadiska Maamul Goboleedyada

0
Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa sheegay in ay jiraan cadaadis xubnaha guddiga uga imaanaya maamulada ay ka socdaan. ” Waxaa jira, waa cadaadis ka...

Biden oo hanjabaad u diray Kooxda Daacish

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden  ayaa sheegay in daad-gureynta ka socota garoonka Kabul ay sii socon doonto, kaddib qaraxyadii ay ku dhinteen 60-ka qof, oo...

Jubbaland oo abaabul dagaal ka billowday Gobolka Jubbada Hoose

0
Madaxweyne kuxigeenka labaad  ee dowlad Goboleedka Jubbaland ahna kusimaha madaxweynaha Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (lugadheere) ayaa maanta oo Jimce ah kormeer ku tegay Talisyada ciidamada...

Qoor qoor oo Safiirka Midowga Yurub kala hadlay arrimaha doorashooyinka.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya...

XULASHADA