Masar oo fariin adag u dirtay Dalka Itoobiya.
Masar oo si dadban fariin hanjabaada ugu direysa Itoobiya ayaa sheegtay ineysan aqbalayn in dal aan xeeb lahayni uu badda-cas u adeegsado arrimo milatari,...
Madaxweyne Xasan Sheekh: Talo dhexda la dhigayo ma jirto, dalkuna dowlad ayuu leeyahay
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in aanay jirin talo dhexda la dhigayo, isaga oo xusay in dalka uu leeyahay dowlad iyo nidaam...
Xildhibaanno ka soo jeeda Puntand iyo Jubbaland oo ka horyimid jadwalka doorashada ee la...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka horyimid jadwalka doorashada ee la shaaciyay 15-kii Oktoobar, iyaga oo ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...
Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay soo afjaridda hawlgalka UNTMIS
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socda Qaramada Midoobay, kaas oo looga hadlay soo afjaridda...
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey Taariikhaha Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyey taariikhaha la qorsheeyey in la qabto doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo tan...
Trump oo ka shaqeynaya in Ilhan Omar laga soo masaafurayo Mareykanka
Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa wada baaritaan la xiriira dhalashada Mareykanka ee xildhibaan Ilhaan Cumar, iyadoo la eegayo eedeymo ku saabsan in xog aan...
Ciidamada Laftagareen oo la wareegay gacan ku haynta Buurhakaba kadib dagaal culus
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal qaraar oo saaka ka dhacay degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, kaas oo u dhexeeyay ciidamada taabacsan Cabdicasiis...
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo go’aan ka soo saartay doorashadii ku celiska ahayd ee...
Qoraal lagu baahiyey barta Faceboog ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey go’aan ay maxkamaddu ka soo saartay doorashadii ku celiska ahayd ee...
14-ka Oktoobar: Xusuusta qaraxii Soobe iyo maalintii Muqdisho ay murugadu qarisay.
14-ka Oktoobar waa maalin murugo leh oo taariikhda Soomaaliya ku suntan, waana maalin dib u soo noolaysa xusuusta qaraxii weynaa ee ka dhacay isgoyska...
Kulmiye oo soo dhaweeyey hadalka Trump ee Somaliland, kuna baaqay aqoonsi rasmi ah
Xisbiga Kulmiye ayaa soo dhaweeyey hadal uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, jeediyey shalay, 13-kii Oktoobar 2026, kaas oo uu ku sheegay in Somaliland iyo...


















