Maxay kawada hadleen MW Farmaajo iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM?

0
Madaxweyne Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey...

Lafta gareen oo si adag ugu hadlay dadka laga soo masaafuriyay Laasacaanood

0
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta gareen) ayaa si kulul uga hadlay dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee Somaliland maalmihii  lasoo...

UK oo liiska gaduudan ee COVID-19 ka saartay dadka ka tegaya Soomaaliya

0
Laga bilaabo 11 bishaan aynu ku jirno ee October ayaa waxaa UK liiska gaduudan ama casaanka ah ee Karoona virus ay ka saaraysaa dadka...

Mas’uuliyiin Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Safiir Salaad Cali Jeelle

0
Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ku geeriyootay Hooyadii dhashay Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Jabuuti Salaad Cali...

Dad badan oo lagu laayay dalka Myanmar

0
In ka badan 80 qof ayaa lagu dilay dalka Mnanmar kadib markii laamaha amniga ay sameeyeen howlgal ka dhan ah dad dibadbaxyo ka dhigayay...

Wasaaradda gargaarka DFS iyo Wasaaradaha dowlad goboleedyada oo war mur-tiyeed soo saaray.

0
War-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda gargaar iyo maareynta masiibooyinka ayaa looga hadlay kulan deg deg ah oo ay wada yeesheen wasaaradda gargaarka heer federaal,...

Ciidamo Dheeri Ah Oo La Geeyay Deegaanka Ceeldheere Ee Gobolka Galgaduud

0
Taliska qaybta 21-aad gaar ahaan guutada 15-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga dalka ayaa ciidamo dheeri ah geeyay deegaanka Ceeldheere iyo aagaga ku hareereysan kuwaa...

Cali Guudlaawe oo wadahadal u furay beelo ku dagaalamay shabeellada dhexe.

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magaalada Jowhar ka furay  Shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelo Walaalo ah oo maalmo ka hor...

Maxay ku saabsaneyd Khudbada uu ka horjeediyay ICJ ra’iisul wasaare ku xigeenka?

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed  Guuleed ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madasha dhagaysiga dacwada badda. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa...

Ganacsatada Qaadka Kenya oo dalbaday in suuqyo cusub loo raadiyo Qaadka iyagoo ka niyad...

0
-Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa dowladdooda ugu baaqday inay suuqyo kuyaala qaaradda Afrika u raadiso ganacsiga Qaadka Miiroowga, si looga kaaftoomo baahida loo qabo Qaadka...

XULASHADA