Madaxweynaha Maamulka Puntland oo gaaray Magaallada Gaalkacyo

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni  ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo  ee Xarunta Gobolka Mudug . Soo dhoweynta Madaxweyne Deni  waxaa ka...

Shirkii maanta ka dhici lahaa Madaxtooyada oo baaqday

0
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa sheegay in uu baaqday kulankii golaha ammaanka oo maanta la filayay in uu qabsoomo. Inkastoo aan la caddeyn...

Maanta oo lasoo gabagabeenayo diiwaangelinta musharixiinta aqalka sare ee G/waqooyi.

0
-Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo diiwaangelinta Xubnaha musharixiinta  Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi (Somaliland). Diiwaangelinta musharixiinta Aqalka Sare ee BFS...

Barakac xoog leh oo ka socda Guriceel iyo cabsi laga qabo dagaal

0
-Degmada Guriceel waxaa ka jirto xaalad Cabsi ah taas oo ay soo food saartay dadka ku nool xaafadaha degmadaasi ay ka kooban tahay, iyagoo...

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo la kulmay Wafdi ka socday WFP

0
Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa ugu sareeya Soomaaliya ee hay’adda WFP Mr Elkhadir Daloum iyo...

Madaxweyne Cali Guudlaawe Iyo Jemes Swan Oo Afar Qodob Ka Wada Hadlay

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya...

Maxay Salka Ku Haysaa Xiisadda U Dhexeeysa Dowladdaha France Iyo Britain?

0
Dacwad oogayaasha France ayaa Jimcaha maanta ah amar ku bixiyay in maxkamad la soo taago kabtanka markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Britain kaasi...

QM Oo Sheegtay In Ethopia Ay Ka Dhaceen Xad-Gudubyada Ka Dhan Ah Xuquuqda Aadanaha

0
Baaritaan ay Qaramada Midoobay ku sameysay xad-gudubyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha ee ka dhacey gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, ayaa lagu ogaadey in...

Itoobiya Oo Ka Hadashay Isbaheysiga Ka Dhanka Ah Ee Looga Dhawaaqay Mareykanka

0
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Isbahaysiga ka dhanka ah ee looga dhawaaqay caasimadda Maraykanka aanu haysan taageerada shacabka, isla markaana uu yahay mid siyaasad...

Shir looga hadlayo mustaqbalka Ciidmada Amisom oo ka dhacaya Muqdisho.

0
-Waxaa Saacadaha Soo socda lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay kulan muhiim ah ku yeeshaan Wafdi kasocda Golaha Ammanka, Midowga Africa iyo Dowladda Soomaaliya...

XULASHADA