Wasiirkii Maaliyadda oo si kulul uga hadlay xilka qaadistii lagu samee
Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliya ee xilka qaadista lagu sameeyay Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka hadlay xilka qaadistii uu ku sameeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi...
Madaxweyne Lafta-gareen oo faah-faahiyay ujeedka safarkiisa
Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee caasimada kumeel gaarka ah ee Jubbaland, isaga oo kulamo lala leh madaxweynaha maamulkaasi, Axmed Maxamed Islaam...
Guddiga Qaban-Qaabada Shirka Madaxda DF Iyo M/Goboleedyada Oo Kulan Yeeshay
Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaaray Guddi wakiilo ah oo ka kala socda dowlad Goboleedyada dalka, kuwaasi oo isla Maanta oo Axad ah...
Puntland oo dalkooda ku celisay tahriibayaal Ethiopian ah oo isku dayay inay soo galaan...
Ciidanka amniga Puntland ayaa gacanta ku dhigay koox tahriibayaal ah oo ka soo jeeda Itoobiya kuwaas oo si sharci darro ah uga soo tallaabay...
Ciidamada Dowladda oo fuliyay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab
Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya qeybtooda ku sugan Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sameeyeen howlgallo kala duwan oo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab.
Ciidamada oo wata Gaadiidka...
Xuseen Qaasim oo ka hadlay dhacdo hadda kahor ka dhacday degmada Raaso oo dad...
Wasiirka Madaxtooyada ee dowlad degaanka Soomaalida Xuseen Qaasim oo kamid ahaa wafdigii ay xukuumaddu u dirtay carriga Mareekanka, ayaa wax laga waydiiyay qaar kamid...
Maxkamdda gobolka Banaadir oo xukun ku riday Dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun kasoo saartay dacwad loo heystay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, kuwaas oo ku eedeysanaa...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo la dhaariyay & kulanka golaha Shacabka oo socda
Kulanka golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay Xarunta golaha Shacabka ee magaalada muqdisho, kaas oo shir guddoominayo Guddoomiyaha...
Heerka macaluusha Soomaaliya oo sare u kacay kaddib hoos u dhaca gargaarka hay’adaha caalamiga...
Hooyo Soomaaliyeed ayaa muddo saddex maalmood ah gabadheeda oo saddex jir ah la martay safar ku dhow 90 kiiloomitir, si ay u gaadhsiiso isbitaal...
Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan Al-Shabaab.
Axmed Macalin Fiqi Wasiirka amniga ee maamulka Galmudug iyo mas’uuliyiinta kale oo booqdey furimaha hore ee deegaanka Bacaadweyne ayaa sheegay in Maamulku Galmudug uu...


















