Maxay ka wad-hadleen wasiirada duulista hawada ee Soomaaliya iyo Itoobiya?

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan la qaadatay dhigeeda Dalka Itoobiya , Marwo Dagmawit...

Boris Johnson oo la ganaaxay, kadib markii uu jabiyay xayiraada covid-19

0
Booliska dalka Ingiriiska ayaa sheegay in la ganaaxay r’iisul wasaare Boris Johnson, iyo wasiirkiisa maaliyadda Rishi Sunak, kadib markii la sheegay inay jabiyeen xayiraadaha...

Al-Shabaab oo dab qabad siisay tuulooyinka hoos yimaado Balcad.

0
Boqollaal qoys ayaa ka barakacay, tuulooyinka Mareerey iyo Mukay Dheere ee duleedka kaga yaalo degmada Balcad, ee Gobolka Shabeellada Dhexe kadib markii xooggaga Al-Shabaab...

Mahad Kalwo oo si kulul uga hadley xaalada Gobolka Gedo iyo khilaafka Jubaland(Wareysi

0
Gudiyada kale duwan ee ay leeyahiin Jaaliyada Beesha SADE ee dalka dibadiisa ayaa baryahii la soo dhaafey waxay aragtidooda ay ka dhiibteen xaalada guud...

Maxkamada G/Banaadir oo u yeertay eedeysanayaan loo haysto faafinta xogaha amniga qaranka

0
Warqad ka soo baxday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa lagu amray 6 eedeysane oo loo heysto fal dambi oo la xiriirta faafinta xogaha amniga Qaranka...

Deni iyo Axmed Madoobe oo ku soo wajahan Muqdisho

0
Madaxweyneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam, ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan ay soo gaaraan magaalada Muqdisho. Sida...

Khilaafka Madaxda Dawlada Dhexe & Madaxweyne Deni oo saameeyn xooggan ku yeelan kara Nidaamka...

0
Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweyaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni &  Madaxda  Dawlada Dhexe ee Soomaaliya ee kala Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan sheekh...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga oo dhiirigelisay ciyaartoy heer wanaagsan ka gaartay tartanka Golfka

0
Waxaa Dalka Mareykanka ka soconaya tartanka Golf-ka caruurta Adduunka,kaasi oo meel wanaagsan ay ka gaartay gabar Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi. Sihaam Cabdirashiid Ibraahim Xuseen oo...

Wasiirka Gaashaandhiga oo Talyeyaasha ciidamada faray in ay fuliyaan Amarka Xukumadda

0
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa talyeyaasha Ciidamada Miletiriga iyo Booliiska ku amray in a fuliyaan amarka ka soo baxay Golaha Wasiirada maalintii...

Fadlan ka qeyb-qaado Dhameystirka Masjidka Abraar ee Magaalada Baardheere(Sawiro)

0
Waxaa Heer Qabyo ah marayo dhismaha Masaajidka Abraar ee ku yaala Nawaaxiga Boosteejada Saakow ee Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo dhowaan Dib u...

XULASHADA