Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo mowqif adag ka qaatay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa qabtay kalfadhigii 22aad ee degdegga ahaa si looga doodo go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay “Somaliland” oo ay ugu yeertay...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo maanta shir ka yeelanaya Aqoonsiga Israa’iil
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta oo Sabti ah qabanaya kulan degdeg ah oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda, si looga hadlo xaaladda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo walaac ka muujisay waxyeellada soo gaartay Safaaradda Qatar ee Kyiv
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay walaac weyn oo ku aaddan waxyeellada soo gaartay Safaaradda Dowladda walaalaha ah ee Qatar ee ku taalla caasimadda Ukraine,...
Shiinaha oo Caddeeyay Sababta keentay dib u dhaca Booqashadii Wasiirka Arrimaha Dibadda ku imaan...
Safaaradda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u faahfaahisay sababta dib-u-dhaca ku yimid booqashadii la qorsheeyay ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha,...
Turkiga oo aqoonsiga Israa’iil ku tilmaamay nasiib darada ugu weyn ee ku dhici karta...
Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Turkiga Hakan Fidan oo si adag uga aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland ayaa ku tilmaamay nasiib daro weyn oo ku...
Cusmaan Dubbe oo dib ugu laabtay Magaalada Hargeysa.
Wasiir iyo Xildhibaan hore, Cusmaan Dube, oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Somaliland, ayaa maanta lagu soo dhoweeyay gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.
Bishii hore, Cusmaan...
Hay’adda Socdaalka oo billowday baaritaanka isticmaal aan la oggolayn ee hawada iyo garoomada dalka
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay isticmaal aan la oggolayn oo lagu sameeyay hawada Soomaaliya iyo qaar...
Ciidamada Isbahaysiga Sacuudiga: Al-Zubaidi waxa uu tagay Muqdisho inta uusan u safrin Imaaratka
Afhayeenka rasmiga ah ee Ciidamada Isbahaysiga Carabta ee taageera dowladda Yemen, Sarreeye Guuto Turki Al-Maaliki, ayaa shaaca ka qaaday faahfaahin cusub oo ku saabsan...
Maraykanka oo hakiyay dhammaan kaalmadii uu siin jiray Dowladda Soomaaliya
Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday inay hakisay dhammaan kaalmadii Mareykanka ee la siin jiray dowladda Soomaaliya, iyadoo ku sababeeysay dhacdo lagu...
Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday degmada Deyniile
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay banaanbax shalay ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Dayniile oo sababay khasaare kala duwan.
War...


















