Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland oo ka hadlay dilkii Xildhibaan Cardoofe

0
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cirro ayaa ka hadlay dil Xildhibaan ka tirsanaa Golaha deegaanka Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool...

Safiirka Shiinaha ee Somalia oo Warqadaha Aqoonsiga laga guddoomay

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah Caasimadda Muqdisho uga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga...

Kulanka faafinta siyaasada waxbarashada dugsiyada gaarka ah oo Jowhar ka furmay

0
Kulankaan ayaa waxaa u jeedkiisa uu ahaa in lagu faafinayo siyaasada waxbarashada dugsiyada gaarka ah ayaa manta ka dhacay caasimada Hirshabelle ee magaalada Jowhar...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Safiirka Somalia ee Qatar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo weli ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa Maanta booqday xarunta...

Wasaaradda Waxbarashada oo Maamulka Gobolka Banaadir ku eedeesay in xarumaha waxbarashadaha ay kusoo rogtay...

0
War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya oo loogu hadlay cabashooyin kaga yimid hay’adaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa...

Nin hubeysana oo laba askari ku toogtay Tanzania oo la dilay

0
Nin hubeysan ayaa la dilay kadib markii uu labo askari ku dilay israsaaseyn ka dhacday meel u dhow safaaradda Faransiiska ee dalka Tanzania. Safaaradda Mareykanka...

Cali Guudlaawe Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Ali Gudlawe Hussein oo howlo shaqo u joogo Magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Raisul Wasaarihii Hore ee Xukuumada...

Khasaaro dhimasho ah oo ka dhashay qarax muqdisho ka dhacay.

0
Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax miino oo ka dhacay goordhow degaanka Weydow ee duleedka Muqdisho. Iyadoo inta la xaqiijiyay ay ku...

Maamulka Galmudug oo sheegay in dad loo soo qabtay qaraxii maanta ka dhacay magaalada...

0
Wararkii ugu dambeeyay ee aan ka helnay magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka Galmudug ay dad u soo qab qabteen, qarax barqanimadii...

Ciidamada Danab oo Sh/Hoose ku burburiyey gaari ay Al-Shabaab ku soo raareen qarax

0
War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ay ciidamada kumaandooska Danab ay ka fuliyeen deegaan u dhaw Tooratoorow lagu burburiyey...

XULASHADA