Cali Mahdi “Dowlad fiican hadaan waayo qorigeygii cadaa weli xabadii lagama bixin”

0
Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed oo hadal ka jeediyey shirka beelaha Mudullood ayaa sheegay in shirku yahay shir mudullood oo aan mucaarad iyo muxaafid...

Weriye Abuuja oo maanta maxkamadda ciidamada qalabka sida lasoo taagay

0
Wariye Maxamed Cabdiwahaab Nuur Abuuja oo ah Tifaftiraha Idaacadda Hiigsi ayaa maanta la soo taagay maxkamdda ciidamada qalabka sida, waxuuna weriyahaan mudooyinkii lasoo dhaafay u xirnaa...

Daacish oo weerar khasaare geystay ku qaaday xabsi ku yaalla Afghanistan

0
In ka badan 20 ruux ayaa ku naf waayey weerar ay koox hubeysan oo ka tirsan ururka Daacish ay ku qaadeen xabsi ku yaalla...

Diyaaradaha Yahuuda oo weerar ka fuliyey marinka Qasa

0
Saraakiisha ciidamada Yahuuda ayaa sheegay inay weerarro ku burburiyeen xarumo uu hub ugu keydsanaa ururka hubeysan ee Xamaas oo ku yaalay marinka Qasa. Warbaahinta Israel...

Dowladda UK oo dalbatay in go’aanka doorashada loo daayo Soomaalida oo kaliya

0
Danjiraha dalka Ingriiska u fadhiya Muqdisho Ben Fender ayaa sheegay in la joogo xilligii Soomaalida ay go’aamin lahaayeen hoggaanka ay doonayaan, marka laga hadlayo nooca...

:-Xildhibaano sheegay inay ka Shaqeynayaan dhicista doorasho qof & Cod ah

0
Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Xildhibanao ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo sheegay inay ka Shaqeynayaan sidii dalka loo badbaadn lahaa sidoo kalena...

Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay xil ka qaadistii Kheyre

0
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xilka qaadistii  ay baarlamaanka Soomaaliya ku sameeyeen xukumaddii hore ee Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Wasiir ku...

Faah-faahino ka soo baxaya Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

0
-Qof is-miidaamiyey ayaa goor dhaw is qarxiyey maqaayad ku yaalla degmada Xamar-Jajab oo lagu magacaabo Luul-Yamani, taas oo u dhaw dekedda weyn ee Muqdisho. Warar...

Shirka Mudullod oo ka furmay Muqdisho iyo wasiir Islow oo fariin culus u diray...

0
Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay shirka beelaha Mudullood, kaas oo looga hadlayo arrimo u gaar ah beesha iyo kuwo guudba,...

Ilaah ha u naxariisto Col Cabdi Barre Cabdi oo maanta Barqadii ku geeriyoodey Isbitaalka...

0
Haddii aanu nahay Bahdi Radio Markabley waxaan ka Tacsiyeynayenaa Qoyskii ,eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay Maerxuumka inuu samir iyo Iimaan uu ka siiyo,ilaah...

XULASHADA