Warbixin: Saraakiil Itoobiyaan ah oo lagu xiray gudaha Soomaaliya iyo saameynta dagaalka
Dagaalka mudada 11 cisho ah ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya ayaa si weyn u saameynaya xilligaan Soomaaliya kadib markii ay dawlada Itoobiya la...
Cali Guudlaawe oo eedeyn u jeediyey beesha caalamka baaqna u diray bulshada HirShabeelle
-Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo warbaahinta la hadlay, ayaa u mahadceliyay cid kasta oo ka qayb-qaadatay habsami u socodka...
Guddoomiye Mursal oo xaalad taagan u magacaabay guddi 9-xubnood ah
Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa soo magacaabay guddi ka kooban 9-xubnood, kuwaas oo laga soo dhex xulay xildhibaanada golaha shacabka.
Gudigaas ayaa...
Maxay QM ka tiri taageerada Turkiga ee Soomaaliya?
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay maalgashiga dowladda Turkiga ee Soomaaliya, kadib wareysi uu...
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta anxisiyey sharci muhiim ah
Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa.
Xildhibaannada ayaa akhrinta...
Madaxweyne Farmaajo oo bedelay ku xigeenadii Cumar Filish ee G/Banaadir
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa is bedel ku sameeyey hoggaanka sare ee maamulka gobolka Banaadir.
Ugu horeyn Madaxweyne Farmaajo ayaa Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud u...
Dil Naxdin Leh Oo Ka Dhacay Gobolka Galgaduud
Wararka ka imaanaya Gobolka Galagaduud ee Bartamaha Soomaaliya ayaa ku warramaya in Xalay degaanka Mareergur uu ka dhacay dil aad u Foolxun oo loo...
Ciidanka Ammaanka Galgaduud Oo Gacanta Ku Dhigay Aabbe La Sheegay In Uu Wiilkiisa Dilay
Ciidamada Ammaanka Magaalada Dhuuasamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Aabbe iyo Wiil uu dhalay oo lagu eedayay in ay dileen Wiilkooda...
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban kaas oo Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ay si...
Ku simaha Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Qaabiley Wefdiga Wasiirka Haweenka Soomaaliya
Ku simaha madaxweynaha Koofur Galbeed, ahna afhayeenka baarlamaanka, mudane Cali Saciid Fiqi iyo Wasiirka haweenka Soomaaliya, Xaniifo Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta ka wada...


















