Al-shabaab oo duqeyn ku dilay askar ka tirsan ciidamada AMISOM.
Wararka ka imaanaya gobolka shabeellada dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shaabab ay ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee burundi madaafiic ay ku garaaceen...
Maraykanka oo codsaday in la joojiyo dagaalka ka socda Itoobiya
War kasoo baxay waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka ayaa ugu baaqay dawlada iyo kooxda hubeysan ee TPLF oo ku dagaalamaya waqooyiga dalka Itoobiya.
Afhayeen u hadlay...
Turkiga oo qeyb-galaya howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab
Dowladda Turkiga ayaa ku dhowaaqday in ciidamadeeda ay si rasmi ah uga qeyb-qaadan doonaan howlgallada ka dhanka ah waxa lagu yeero ‘Argagexisada’.
Wargeyska Daily Sabah...
Koox hubeysan oo Imaam Masjid iyo walaalkiis ku dilay Baydhabo
Wararka ka imaanayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa soo warinaya in koox hubeysan ay xalay toogasho ku dishay Imaam Masjid iyo walaalkiis.
Macalim...
RW Rooble oo tababar u furay guddiyada doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed.
Tababarkaan oo daba socoda...
RW Rooble oo guddi dib-u-heshiisiin ah u magacaabay G.Gedo
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaacaabay Guddiga dib-u-heshiisiinta Gobolka Geddo, kuwaa oo aysan ku jirin Jubbaland.
Guddiga ayaa la faray inay dedejiyaan arrimaha...
Wasaaradda Ganacsiga oo qabatay aqoon is-weedaarsi ku saabsan xaqiijinta xogaha la xiriira ganacsiga dhoofinta...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay Aqoon is-weedaarsi ku saabsan xaqiijinta xogaha la xiriira ganacsiga dhoofinta iyo soo dajinta.
Mas’uuliyiinta wasaaradda ganacsiga...
Akhriso:-Jadwalka Doorashooyinka Soomaaliya Oo Lasoo Saaray
Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka ayaa soo saaray Jadwalka doorashooyinka dalka ka dhacaya, kadib markii Shir laba maalin socday ay ku yeesheen...
Burcad u labistay sidii dumarka oo lasoo xirey.
Qof rag ah oo lagu tuhmayo inuu u labistay sidii dumarka, ayaa kamid ah laba ruux oo laga shakisan yahay oo ay booliiska Kenya...
Diyaarad Siday Gaari Nooca Xabbada Aan Karin Oo Ka Degtay Baladweyne
Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle ayaa waxaa Maanta ka degtay diyaarad siday gaari nooca aan xabbada...

















