Musharixiinta oo war ka soo saaray xubnihii laga saaray guddiyada doorashada

0
War qoraal oo ka soo baxay Golaha Midowga musharixiinta xilka madaxweyne, ayaa lagu soo dhoweeyay shaqada hordhaca ah oo ay qabteen Guddiga xaqiiqo raadinta...

Puntland oo joojisay in imtixaanka Soomaaliland lagu qaado Sanaag

0
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladd goboleedka Puntland, ayaa maanta oo Talaado ah joojisay in Imtixaanaadka Somaliland la keeno Gobollada Sanaag. War qoraal ah...

Madaxweynaha Faransiiska oo meel fagaaro ah lagu dharbaaxay

0
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa lagu dharbaaxay goob fagaare ah xilli uu safar ku joogay koonfurta bari ee dalkaas, isaga oo ku guda jiray...

QM oo sheegtay in dhalinyarada Soomaaliyeed ee loo qaaday Eritrea laga qeyb geliyay dagaalkii...

0
Warbixin dheer oo uu diyaariyay guddiga xaquuqda aadanaha ee Q,M ayaa lagu shegay inay xog ku hayaan in ciidamo Soomaali ah ay ka qeyb galeen dagaalkii...

-Taliye Xijaar oo shaaciyay amar ku socda Saraakiisha & Ciidamada Booliska

0
Iyada oo mararka qaar ay jirto cabasho Shacaba ku nool Magaalada Muqdisho ay ka cabanayaan Ciidamada ku sugan Baraha Koontorool ee laga soo galo...

Madaxweynaha Puntland oo ‘digniin’ u diray dad uu ku eedeeyay dhul-boob

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u digay dadka inta badan dhulka xoogga ku qabsada, isagoo faray laamaha amniga iyo hay’adda garsoorka in dadkii...

RW Rooble oo ku wajahan magaalada Kismaayo

0
Warar ay heshay idaacadda ayaa sheegaya in Maxamed xuseen rooble Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya  maalmaha soo aaddan inuu gaaro magaalada Kismaayo ee gobolka jubbada hoose. Wararka...

DF oo ku dhawaaqday xiliga dib loo furaayo wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye

0
Saacado kadib markii Idaacadda ay kulmiye baahisay warbixin si qarsoodi ah loo duubay oo ka hadleysa dhibaatada ay la kulmayaan dadka ku nool iyo...

Cabdiraxmaan C/Shakuur oo si kulul uga hadlay dhalinyarada Soomaaliyeed ee laga qeyb galiyey dagaalkii...

0
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna musharax madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu uga hadlay warbixintii Qaramada Midoobay...

Puntland oo digniin u dirtay Soomaaliland

0
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa joojisay in Gobollada Sanaag iyo Haylaan la keeno imataxaanka Maamulka Soomaliand. War qoraal ah oo...

XULASHADA