Habraaca Doorashada Aqalka Hoose Ee Gobolada Waqooyi Oo Lasoo Saaray

0
Senator Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya ayaa si Wadajir ah u soo saaray habraaca Doorashada Golaha shacabka ee xildhibaanada Gobolada Waqooyi...

Ciidamada Badda Puntland Oo Howgallo Ka Sameeyay Gobollada Bari Iyo Sanaag

0
Ciidamada badda Maamul Goboleedka Puntland ayaa howgallo qorsheysan ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Sanaag, waxaana si gaar ah ay Howgalka kaga sameeyeen buuraleyda...

Wararkii ugu dambeeyay shirka lagu dhex dhexaadinayo MW Farmaajo iyo RW Rooble

0
Madaxtooyada Soomaaliya weli waxaa ka socdo waan waanta xalka looga gaarayo khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Raysal Wasaaraaha...

Yahuuda oo dad rayid ah ku laysay dhulka ay haysato ee reer Falastiin.

0
Inta la xaqiijiyay 4 ruux oo rayid Falastiiniyiin ah ayaa ku geeriyootay weerar ay ciidamada Yahuudu ku qaadeen magaalooyinka Jeeniin iyo Qudus ee dhulka...

Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay qaraxii ka dhacay dalkaasi

0
-Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Kampala ee uu ku dhintay halka qof ku tilmaamay...

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo qeylo-dhaan muujiyay

0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in xilligaan Gobolka Hiiraan ay kajirto xaalad aad u daran oo bani’aadannimo, isla markaana hadii aan...

Guddiga loo xil saaray baaritaanka dhacdadii Golweyn oo la kulmay taliska AMISOM.

0
Guddigii heer wasiir ee Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dad rayid ah, ayaa maanta shirkii ugu...

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo xukuntay eedeysane loo haystay kufsi.

0
Maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun shan Sano ah ku ridday Maxamed Cabdi Dhoorre oo ku eedeysnaa kufsi iyo afduub uu ugu geystay degaanka...

Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare ee g/waqooyi oo loo gudbiyay RW Rooble.

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wareejiyay liiska musharraxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland). RW Rooble ayaa...

Koox Hubeysan oo dagaal ku dilay Taliyihii Booliska Degmada Xudun ee Gobolka Sool

0
Wararka ka imaanaya Degmada Xudun ee gobolka Sool ayaa ku warramaya in manta halkaasi uu ka dhacay dagaal khasaro gaystay oo dhexmaray Ciidanka Booliska...

XULASHADA