Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo kormeer ku tagay Dekada Muqdisho

0
Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekeda Muqdisho oo ka mid ah meelaha dowladda kasoo galo...

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay Kontorool ku yaala koofurta Gaalkacyo

0
Wararka ka imaanya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Ciidan katirsan Daraawiishta Galmudug ay si xoog ah kula wareegeen Koontaroolka kGaalkacyo. Ciidamo Booliska ah oo halkaasi...

Soomaaliya oo laga hirgelinayo Xarunta ladagaallanka Ayaxa

0
Wafdigan Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Somaaliya iyo Wasiirada Beeraha ee Maamulada dalka ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee Garoowe Xildhibaanno,...

RW Rooble oo Hay’addaha amniga faray in la furo wadada Dabka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laamaha amniga ku amray in ay furaan wadada Dabka  ee magaalada Muqdisho, taasi oo habeenkii...

Baarlamaanka HirShabeelle oo ansixiyey codsi uga yimid Cali Guudlaawe

0
Kulan xildhibaanada baarlamaanka HirShabeelle ay maanta ku yeesheen magaalada Jowhar ayaa cod loogu qaaday in Madaxweyne Cali Guudlaawe loo kordhiyo mudada uu ku soo...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo kulan la qaatay madaxweyne Qoor Qoor

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya  Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa maanta waxaa uu  gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka...

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Jabuuti iyo ujeedkooda

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta gaaray magaalada caasimadda ah ee Jabuuti, halkaa oo...

Deni oo ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay doorashooyinka dalka

0
-madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta daah furay Kala fadhiga 49-aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedkaasi ayaa wuxuu warbixin ka siiyay Golaha xaaladda Amni,...

Maamulka Koonfur Galbeed oo AMISOM kala hadlay sugida Amniga doorashooyinka

0
Magalada Baraawe ee xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed waxaa kulan ku yeeshay Wasiirada Arrimaha Gudaha & Dhalinyarada Koonfur Galbeed & saraakiisha Ciidamada ...

James Sawan“Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar”

0
Munaasabadda sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Qaramada Midoobay ayaa...

XULASHADA