Wararka Maleeshiyaad hubeysan oo Wiil & Aabihiis kudilay degaan katirsan Gobolka Mudug

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa Maanta Barqadii waxaa ay duleedka degmada Bursaalax ee gobolka Mudug Puntland kudileen Wiil Aabihiis, iyaga oo dilka kadib goota ka baxsaday. Goobjooayaal...

Deni oo Magacaabay Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha federaaleynta

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Diyaarinta...

RW Rooble oo ku wajahan Dhuusamareeb iyo ciidamo laga sii hor mariyey

0
Magaalada Dhuusamareeb waxaa goor dhaw laga dejiyey ciidamo ka tirsan Gor-Gor, kuwaas oo la sheegay inay hor dhac u yihiin wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul...

Qarax ay ku geeriyoodeen dad shacab ah oo ka dhacay Jowhar.

0
Wararka ka imaanaya gobolka shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in qarax miino uu haleelay Mooto ay saarnaayeen dad shacab ah oo maraysay nawaaxiga garoonka diyaaradaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo gaaray oo siweyn loogu soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho...

Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo shirka IGAD uga qayb-galaya magaalada Nairobi

0
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya, Mudane Mahdi Guuleed ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya uga qayb galayo meertada...

DF Soomaaliya oo ka hadashay sababta ‘kororka Qiimaha Shidaalka

0
WarSaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Batroolka XF Soomaaliya ayaa looga hadlay Kororka ku yimid qiimaha Shidaalka oo maalmahan ay cabasho ka muujinayeen Shacabka Soomaaliyeed. Wasaaradda...

Shir laga yeeshay Amniga degaannada Jubbaland

0
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlada Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyey Shirka Bilaha ee Amniga Jubbaland kaas oo bishiiba mar...

M W Farmaajo “Lama Bixin Karo Lacagtii Lagala Wareegtay Imaaraatka

0
-Madaxweynaha Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku amray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya in aan qasnadda dowladda laga saari karin lacag ay hay’adaha...

Howlgalka Midowga Afrika oo dowladda Soomaaliya ku wareejiyay xero Maslax

0
 Howlgalka Midowga ee ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya xerada Maslax ee degmada Huriwaa, halkaas oo ay haysteen tan iyo...

XULASHADA