Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Xubno katirsan Baarlamaanka UK

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi xildhibaanno ah oo ka socda Baarlamaanka dalka Uk oo uu hoggaaminayo MP....

Maamulka Hir-Shabeelle oo magacaabis sameeyay

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada uulo-Burde, isaga oo sidoo kale u magacaabay Guddoomiye...

Somaliland oo beenisay in ay taageerto Shabaab

0
Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Gen. Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan-geliso kooxaha Argagixisada ah. Shir jaraa’id oo uu...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka dowladda Imaraadka Carabta

0
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjire Maxamed Axmed Cuthmaan, Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta u...

DEG DEG:- Qaraxyo ka dhacay Magaalada Beledweyne

0
Ilaa laba gaari oo la sheegay inay qaraxyo ka buuxeen ayaa lagu weeraray Xerada lamagalaay ee Magaalada Beledweyne, halkaas oo ay kutaallo Madaxtooyada labaad...

Wararka Maleeshiyaad hubeysan oo Wiil & Aabihiis kudilay degaan katirsan Gobolka Mudug

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa Maanta Barqadii waxaa ay duleedka degmada Bursaalax ee gobolka Mudug Puntland kudileen Wiil Aabihiis, iyaga oo dilka kadib goota ka baxsaday. Goobjooayaal...

Deni oo Magacaabay Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha federaaleynta

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Diyaarinta...

Macron oo ku baaqay in la beedsado warshadaha saliida iyo dhuxusha ee Ruushka

0
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay in cunaqabatayn dheeri ah lagu soo rogo Ruushka. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa ku sheegay in la beegsado saliidda iyo...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxdii hore

0
Waxaa lagu wadaa in Maanta Magaalada Muqdisho uu ka furmo Shir u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxdii hore ee dalka soo...

Hay’adda MSF oo shaacisay inay sii wadidoonto kasii shaqaynta gobolka Sool

0
Hay’adda MSF ayaa shaacisay inay sii wadidoonto shaqada gobolka Sool, iyada oo hawlaheeda caafimaadka kasii wadi doonta degaanka Kalabaydh, oo qiyaastii 40 kiiloomitir koonfur...

XULASHADA