Lafta Gareen oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Boqor Salmaan

0
Madaxweynaha maamul Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda Boqor Salmaan oo uu hogaaminayey Yuusuf Bakiit Raxma oo...

Wareysi Gudoomiye Xasan Garbahaarey oo ka hadley Xaalada Nolosha Deegaanka iyo Arimaha Siyaasadda ee...

0
Xasan Sheekh Cilmi(Xasan –Garbahaarey) oo ah Gudoomiyaha Maamulka degmada Garbahaarey ayaa Wareysi siiyey Radio Markabley waxaa uu faah faahin ka bixiyey ...

Madaxweynaha Puntland oo Safiirka Mareykanka kala hadlay Arrimaha Amniga & Abaaraha

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Magaalada Muqdisho kula qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry André Jr. Kulanka ayaa waxaa...

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Xubno katirsan Baarlamaanka UK

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi xildhibaanno ah oo ka socda Baarlamaanka dalka Uk oo uu hoggaaminayo MP....

Macron oo ku baaqay in la beedsado warshadaha saliida iyo dhuxusha ee Ruushka

0
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay in cunaqabatayn dheeri ah lagu soo rogo Ruushka. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa ku sheegay in la beegsado saliidda iyo...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka dowladda Imaraadka Carabta

0
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjire Maxamed Axmed Cuthmaan, Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta u...

Barakacayaal degan Xerada Tawakal ee degan Duleedka Baardheere oo Codsadey in la gargaaro.

0
Iyadoo maal mahii ugu dambeeyey Roobabkii deyrta ay ka curteen Deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa waxaa isa soo taraya Cabashooyinka ay...

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo horleh ka dejisay Magaalada Beledweyne

0
Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne laga dejiyay diyaarad siday ciidamo gaar ah oo katirsan kuwa Kumaandooska gorgor, kuwaas oo laga...

Odayaasha dhaqanka ee ka tegay Muqdisho oo la kulmay shir guddoonka Golaha Guurtida Somaliland

0
Odayaasha dhaqanka ee waday dhexdhexaadinta dagaalka Laascaanood ee gobolka Sool kana tegay Magaalada Muqdisho ayaa manta Magaalada Hargeysa  kulan kula yeeshay shir guddoonka Golaha...

Rooble Oo 35 Kun Oo Arday Maanta U Daah-Furay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare

0
Waxaa saaka Muqdisho iyo dowlad Goboleedyada dalka marka laga reebo Puntland ka si rasmi ah  uga bilowday Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada sare, kaas...

XULASHADA