Dowladda Soomaaliya oo dalka dibadiisa u qaaday xaalad Caafimaad 7 qof

0
Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho laga dhoofiyay qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii Hotel Xayaat iyo Hoobiyaal lagu...

M W Farmaajo “Lama Bixin Karo Lacagtii Lagala Wareegtay Imaaraatka

0
-Madaxweynaha Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku amray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya in aan qasnadda dowladda laga saari karin lacag ay hay’adaha...

Weerar geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

0
Wararka naga soo gaaraya degaanka Madax-Maroodi ee kuyaalla deegaan dhaca Galbeedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay weerar...

Waddan ka carooday in magaciisa lagu daray liis ay Soomaaliya ku jirto.

0
Dowladda Colombia ayaa ka carootay in waddankaas lagu daray liiska warbixinta Qaramada Midoobay ee 20 dal oo ay ka jirto “baahi daran”, sida ay...

Waa sidee Xaalada Nololeed ee ay ku nool yahiin Kumanaan Qoys oo ku Barakacay...

0
Bismilaahi raxmaani ariim,kulanti wanaagsan dhageystayaal ku soo dhowaada Barnaamij gaar oo aan ku faaqideyna Xaaladaha Abaareed ee ka taagan Gobolka iyo Xaalada Nololeed ee...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddi u Magacaabay Xaalada ka taagan Koonfur Galbeed

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa magacaabay guddiga farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan oo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dadka reer Koonfur-galbeed waxaan rabnaa in ay isla fariistaan oo mushkiladahooda...

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka reer Koonfur-galbeed...

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Buuloburde

0
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo mas’uuliyiin kale oo labada heer ee dowladda ah ayaa saaka safar...

Faah faahin:- Dagaal ka dhacay degaan katirsan Gobolka Hiiraan.

0
Warar dheraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo Maanta degaanka Ceelhareeri oo u dhaxeeya degaanka Tardo iyo Moqokori ee Gobolka Hiiraan...

Ciidamada Macawiisleyda Shabeellaha Dhexe oo ku dhawaaqay dagaal horleh

0
Ciidamada dib u xoreynta degaanka ee la magac baxay Macawiisleyda ayaa sheegay inay xilligaan diyaar u yihiin inay laba jibaaraan howlgalka ka dhanka ah...

XULASHADA