Wareysi Gudoomiye Xasan Garbahaarey oo ka hadley Xaalada Nolosha Deegaanka iyo Arimaha Siyaasadda ee Gobolka Gedo.

44

Xasan Sheekh Cilmi(Xasan –Garbahaarey) oo ah Gudoomiyaha Maamulka degmada Garbahaarey ayaa Wareysi siiyey Radio Markabley waxaa uu faah faahin ka bixiyey Xaalada Nolosha dadka,Duunyada,Roobabka ka da’ay deegaanka iyo kulamo ay la qaateen Wafuud ka kala socdey Hay”adaha Samafalka iyo Kuwa Maxaliga.

Gudoomiyaha ayaa dhinaca kale waxaa uu soo hadal qaadey Xaalada siyaasadeed ee Gobolka uu wajahayo iyo waxa uu kala socodo Wararka sheegaya maalmahan in Garbahaarey lagu Qaban doono Shirweyne siyaasadeed oo looga tashanayo aayaha Gobolka Gedo.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA GUDOOMIYE XASAN GARBAHAAREY