Weriye Abuuja oo maanta maxkamadda ciidamada qalabka sida lasoo taagay
Wariye Maxamed Cabdiwahaab Nuur Abuuja oo ah Tifaftiraha Idaacadda Hiigsi ayaa maanta la soo taagay maxkamdda ciidamada qalabka sida, waxuuna weriyahaan mudooyinkii lasoo dhaafay u xirnaa...
Daacish oo weerar khasaare geystay ku qaaday xabsi ku yaalla Afghanistan
In ka badan 20 ruux ayaa ku naf waayey weerar ay koox hubeysan oo ka tirsan ururka Daacish ay ku qaadeen xabsi ku yaalla...
Diyaaradaha Yahuuda oo weerar ka fuliyey marinka Qasa
Saraakiisha ciidamada Yahuuda ayaa sheegay inay weerarro ku burburiyeen xarumo uu hub ugu keydsanaa ururka hubeysan ee Xamaas oo ku yaalay marinka Qasa.
Warbaahinta Israel...
Dowladda UK oo dalbatay in go’aanka doorashada loo daayo Soomaalida oo kaliya
Danjiraha dalka Ingriiska u fadhiya Muqdisho Ben Fender ayaa sheegay in la joogo xilligii Soomaalida ay go’aamin lahaayeen hoggaanka ay doonayaan, marka laga hadlayo nooca...
:-Xildhibaano sheegay inay ka Shaqeynayaan dhicista doorasho qof & Cod ah
Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Xildhibanao ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo sheegay inay ka Shaqeynayaan sidii dalka loo badbaadn lahaa sidoo kalena...
Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay xil ka qaadistii Kheyre
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xilka qaadistii ay baarlamaanka Soomaaliya ku sameeyeen xukumaddii hore ee Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Wasiir ku...
Faah-faahino ka soo baxaya Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
-Qof is-miidaamiyey ayaa goor dhaw is qarxiyey maqaayad ku yaalla degmada Xamar-Jajab oo lagu magacaabo Luul-Yamani, taas oo u dhaw dekedda weyn ee Muqdisho.
Warar...
Shirka Mudullod oo ka furmay Muqdisho iyo wasiir Islow oo fariin culus u diray...
Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay shirka beelaha Mudullood, kaas oo looga hadlayo arrimo u gaar ah beesha iyo kuwo guudba,...
Ilaah ha u naxariisto Col Cabdi Barre Cabdi oo maanta Barqadii ku geeriyoodey Isbitaalka...
Haddii aanu nahay Bahdi Radio Markabley waxaan ka Tacsiyeynayenaa Qoyskii ,eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay Maerxuumka inuu samir iyo Iimaan uu ka siiyo,ilaah...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Mas’uul Xalay Lagu Dilay Walanweyn
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa ka tacsiyadeeyay geeridaa guddoomiye ku-xxigeenkii maaliyadda degmada Walanweyn Maxamed Cabdulaahi Omar(Koosto)., kaas weerar ...