Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo ka hadlay saameynta covid 19 iyo Oxygeen la”aanta ka jirta...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la’aan baahsan oo ka jirta...
Taliska Militeriga Soomaaliya oo guulo ka sheegtay dagaaladii Awdheegle iyo Bariire
Taliyaha ciidanka dhulka ee militeriga Soomaaliya Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo ka hadlay dagaaladii saakay ka dhacay Bariire iyo Awdheegle ayaa warbaahinta dowladda u...
Sarkaal ka tirsanaa militeriga Soomaaliya oo lagu dilay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb
Ciidamo ka tirsan qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta weeraray fariisimo ay dagaalamayaasha Al-Shabaab ku lahaayeen deegaan lagu magacaabo Sinadhaqo oo koonfur...
Maxaa looga hadlay shirkii madaxada DF iyo kuwa D/gobolleedyada?
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Abuukar Cismaan Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in uu soo gaba-bagoobay shirkii maanta u furmay madaxda dowladda federaalka, dowlad gobolleedyada...
Maxaa ka jira in ay ciidamada Itoobiya xasuuq ka geysteen Tigraay?
Baaritaan uu sameeyay Barnaamijka BBC Africa Eye ee ka baxa BBC ayaa waxaa lagu soo bandhigay Xogo muujinaya in ciidamada Itoobiya ay xasuuq ka...
Dad badan oo ku dhintay shil Tareen oo ka dhacay Taiwan
Ugu yaraan 34 qof ayaa dhintay, halka 70 kale ay dhaawacmeen, kadib markii uu wadada ka baxay tareen ay la socdeen ku dhowaad 350...
Faah Faahin:-Shil Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil khasaro gaystay oo goordhaweyd ka dhacay Degmada Boondheere ee Gobolkani Banaadir, waxaana uu si gaar ah...
Faah Faahin:- Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Beled-Xaawo Ee Gobolka Gedo
Wararka aan ka helayno Magaalada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa ku warramaa in xalay Magaaladaasi lagu dilay nabaddoon caan ka ahaa degaanadaasi, waxaana kasoo...
Puntland oo ka hadashay shir beri ka dhacaya Muqdisho
Maamul goboleedka Puntland ayaa qoraal barahooda bulshada soo dhigeen waxay ku sheegtay inay soo dhoweyneyso dadaal ay waday Beesha Caalamka oo ku saabsan sidii loo...
Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada.
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii shanaad shir isugu yeeray dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kaas oo ka dhacaya Muqdisho.
Wasiirka Warfaafinta...










