Duqa Muqdisho Oo Maanta Kulan La Qaatay Safiirka Turkiga Ee Somalia

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Turkiga u qaabilsan Arrimaha Soomalaiya Mr. Mehmet...

Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Shacabka Oo Maanta Geeriyooday

0
Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Paris ee Caasimadda dalka Faransiiska ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo lagu magacaabi jiray...

Iiraan oo baahisay mid ka mid abaabulayasha weerarkii Natanz

0
Masuuliyiinta Iiraan, ayaa ku dhawaaqay maanta oo Sabti ah inay aqoonsadeen mid kamid ah tuhmanayashii abaabulay qaraxii xarunta Nukliyeerka Natanz, kaa oo Warbaahinta gudaha...

Ciidamada Israa’iil oo maanta duqeymo culus ka geystay marinka Gaza

0
Milatariga Israel ayaa sheegay Sabtida maanta ah inuu fuliyay duqeymo cirka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyo ku yaalla Marinka Gaza ka dib markii...

Farmaajo oo ka hadlay sababihii fashiliyey shirarkii doorashooyinka

0
Madaxweynaha uu mudo xileedku ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi dheer oo uu siiyey telefishinka Shabeelle ayaa waxa uu intiisa badan...

Mahdi Guuleed Oo Maanta Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha Ee Somalia

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian. Kulanka...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Gaadiidka

0
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xilka la wareegay, ka dib munaasabad ka...

Wasiir Xundubey: Dowladda uma qorsheysna inay weerarto Saadaq Joon

0
Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xunudbey Jimcaale oo xalay warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda aysan qorshaha ugu jirin inay weerarto Saadaq...

Axmed Madoobe: Waxaan maanta ku suganahay xaalad adag oo aad looga xumaado

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo xalay qeybaha kala duwan ee bulshada Jubaland kulan kula qaatay guriga Martida ee magaalada...

Deni iyo ku xigeenkiisa oo maanta hor tegay baarlamaanka Puntland

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta hor tegay baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, waxaana kulankaas banaanka looga saaray saxaafadda iyo shaqaalihii kale ee ka...

XULASHADA