HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA SAGAALAD
Mowduuca todobadkan waa La dagaalanka cayayaanka iyo cudurada ku dhaca dalagyada iyadoo aan sun la isticmalayn.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey...
Hogaamiyaha TPLF oo xaqiijiyay inay duqeeyeen garoonka diyaaradaha ee Asmara
-Hogaamiyaha Gobolka Tigray ee Ethiopia (Debretsion Gebremichael) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Tigreega ay duqeeyeen garoonka diyaaradaha ee caasimada Asmara ee Eriteriya.
Dhacdadaani ayaa waxay sare...
Armenia oo sheegtay in kumanaan Askari looga dilay dagaalkii ay la gashay Azerbaijan
-Armenia ayaa sheegtay in in ka badan laba kun oo askari looga dilay dagaalkii socday lixda toddobaad ee ay la gashay Azerbaijan, ee ka...
Askari ka tirsan ciidamada dowadda oo maanta dil ka geystay Muqdisho
-Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta qof shacab ah ku dilay Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho, waxaana goobta ka baxsaday askarigii geystay...
Xubno saameyn badan kuleh siyaasdda dalka oo maanta kulan ku yeelanaya Nairobi
-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo siyaasiin kale ayaa maanta...
Al-Shabaab oo beenisay war ka soo baxay dawladda Itoobiya
Al-Shabaab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay hadal kasoo baxay dawladda Federaalka Itoobiya, kaas oo ahaa in ciidamadeedu qabteen xubno katirsan Al-Shabaab.
Dawladda Itoobiya ayaa...
Meydka qof dumar ah oo laga helay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir
Meydka Haweeney la gowracay ayaa maanta waxaa laga helay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Xaafadda Buula-Maaxaay ee gobolka Banaadir ayaa lagu arkay meydka haweeynayda lagowracay.
Dadka...
Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo aan soo magacaabin xubnaha ku metali doona guddiyada doorashooyinka
Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa wali soo magacaabin guddiyada min Sideedda xubnood ah, ee heer dowlad gobaleed, kuwaas oo qeyb ka ah...
Heritage: Sida la doonayo in loo boobo doorashada 2020, waxaa i qarso noqon doonta...
-Warbixin dheer oo uu soo saaray Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa si qota dheer looga hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya, iyadoo warbixintan ay dul...
Axmed Madoobe oo war ka soo saaray doorashadii ka dhacday Jowhar
-Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen...


















