HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA 8AAD

47

Barnaamijka Beeraha Qaybta 8: Wakhtiga ku haboon ee dallagga ay tahay in la waraabiyo iyo doorka ay ka qaadato wanaajinta geedka iyo faya Qabkiisa.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena