DEG DEG:-RW Ku-Xigeenkii Hore Ee Somalia Oo Gaaray Magaalada Hargeysa
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa Goordhow gaaray Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland, iyadoo halkaas siweyn loogu dhaweeyay.
Garoonka...
Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukunno ku riday rag ku eedaysan weerarkii Xabsiga Dhexe...
Maxamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta go’aan ka soo saartay Kow iyo Toban Qof oo loo haysto weerar ka dhex dhacay Xabsiga dhexe bishii...
Khayre oo dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed ka bilaabay dalka Turkiga
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax madaxweynaha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa gaaray dalka Turkiga.
Khayre ayaa waxaa ku soo dhaweeyay dalka Turkiga taageeerayaashiisa...
Taliye Xijaar oo Dhuusamareeb kula kulmay madaxweynaha Galmudug
Taliyaha Booliiska Soomaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa maanta gaaray caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb iyadoo garoonka Ugaas Nuur ay kusoo dhoweyeen Saraakiil, sarakiil xigeenno, iyo...
Somaliland oo cafis u fidisay Rw ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya
ku-xigeenkii hore ee ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ahaana xidlhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya.
Masuulkaan ayaa maalintii shalay xilka Xildhibaanimo iska casilay isagoo u ambabaxay...
Deni sheegay oo ka walaacsan in xiisadda maamulkiisa kala dhaxeysa shirkadda DPWorld saameeyo xiriirkooda...
-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siiciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxa uu furay kalfadhiga 47aad ee Baarlamaanka maamulka Puntland
Siciid Deni ayaa waxa uu ka jeediyay...
Guddiga loo xil saaray dhacdadii Ceelwaaq oo natiijo horudhac ah soo saaray
Guddiga dhawaan Dowlad Gobaleedka Jubbaland u xil-saaray in ay baaritaan ku sameeyaan dhacdo 22-kii bishii hore ka dhacay Deegaanka Yadoo ee Degmada Ceel-waaq ee...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo uga mahadceliyey Xildhibaannada ansixinta Golaha iyo Qorshaha Xukuumaddac
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Golaha Shacabka horgeeyey xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa xusay in barnaamijka Xukuumaddu...
Wafdi Ka Socda Koonfur Galbeed Oo Gaaray Garoowe Iyo Ujeedka Safarkooda
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi ka socday Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee...
Meydka Gabar Yar Oo Si Arxan Darro Ah Loo Dilay Oo Laga Helay Boosaaso
Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta xaafad ka tirsan Magaaladaas laga helay Meydka...