Allaha u naxriistii Abwaan Carabow Maxamed Axmed oo xalay ku geeriyooday Muqdisho.

0
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxriistii Abawaan Carabow Maxamed Axmed oo ka mid ah golaha abwaanada Soomaaliyeed. Abwaanka ayaa ku caan baxay...

Taliska Booliiska Jowhar oo saaray amarro la xiriira amniga

0
Taliska Booliska magaalada Jowhar  ayaa diyaariyey  Ciidamo gaar ah oo loogu talo galay Sugida amniga Magaalada iyo duleedkeeda  inta lagu guda jiro Bisha barakeysan...

MW Ismaaciil Cumar oo rajo weyn ka qaba in mar kale guuleysto

0
Waxaa maanta dadka reer Jabuuti ay u dareereen doorashada guud ee waddankaasi, taasi oo ay ku loolamayaan madaxweynaha talada haya Ismaaciil Cumar Geelle iyo...

Siciid Deni “La Isagama Hari Doono Hadalkii Kasoo Yeeray Wasiir Dubbe”

0
Madaxweynaha  Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa cambaareeyay hadalkii dhowaan kasoo yeeray wasiirka warfaanta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe. Siciid Cabdulaahi Deni sheegay in...

Beesha Caalamka oo madaxda Soomaalida ku caddaadinaysa in ay dib ugu laabtaan shirkii Afisyooni

0
Iyadoo natiijo la’aan uu ku soo dhammaaday shirkii u dhaxeeyey madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee teendhada Afisyooni, ayaa waxaa socda dedaalo waddo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Amniga, Abaaraha iyo saameynta Safmarka COVID-19

0
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay amniga, abaaraha iyo saameynta...

Safiirka Myanmar ee Uk oo laga hor istaagey gelida safaaradiisa

0
Safiirka Myanmar u fadhiya dalka UK ayaa sheegay in habeen dhan uu ku qaatay gaarigiisa kadib markii loo diiday in uu gudaha u galo...

Masar oo farriin cusub u dirtay Ethiopia kadib fashilkii wada-hadallada

0
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa Arbacadii ka digay halista dagaal ka dhasha biyo-xireenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile-ka bulugga ah, kadib markii...

Kenya oo Turkiga ka soo iibsaneysa gaadiid ay kula dagaalanto Al-Shabaab

0
Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa sidii Turkiga uga soo iibsan laheyd gawaarida Gaashaaman iyo gaadiid kale, si ay ugu adeegsato howlgallada ay ciidamada Kenya kula...

Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Lagu Amray In Aysan Ka Bixi Karin Muqdisho

0
Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+ iyo  Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay xarunta UN-ka ee...

XULASHADA