Turkiga oo markii ugu horeysay ka hadlay in ciidamo Soomaaliyeed la geynayo Libya

0
Safiirka dowladda Turkiga ee Sooomaaliya Mehmet Yilmaz oo wareysi siiyey wakaaladda wararka Anadolu Agency, ayaa markii ugu horeysay ka hadalay warar sheegayey in ciidamo...

Xildhibaanada BF ee gobollada waqooyi oo cambaareyn u jeediyey xukuumadda Somaliland

0
-Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ay deegaan doorashadoodu tahay gobollada Sool, Sanaag iyo Awdal ee waqooyiga Soomaaliya ayaa waxay...

Maxay ka wadahadleen madaxweyne Waare iyo wasiirradii uu la kulmay?

0
-Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula Kulmay qaar ka mid ah wasiirrada dowladda federaalka ku metela Hir-shabeelle, iyagoo ka wadahadlay...

QM oo ka hadashay geerida Drs. Xaawa Cabdi

0
Qaramada Midoobey ayaa waxa ay ka hadashay geeridii maanta ku timid Allaha u naxariistee Drs. Xaawa Cabdi Dhiblaawe. War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey...

Khasaaraha dhimasho iyo dhaawaca oo sii kordhay dalka Lubnaan

0
-Waxaa sii kordhay tirada dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay qarax xalay fiidnimadii ka dhacay magaalada caasimada ah ee Bayruut ee dalka Lubnaan. Dhimashada ayaa gaartay...

-Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil Gaari oo ka dhacay Beledweyne

0
Shilkaan Gaari oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa galabta waxaa uu ka dhacay Banaanka Dharaqa ee Xaafada Howl-wadaag oo ka tirsan...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay qarixii ka dhacay Beyruut

0
Sii Hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa  khadka Taleefonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnan, isaga oo uga tacsiyadeeyay dadkii...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geeridii Drs.Xaawa Cabdi

0
-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuumad Drs. Xaawa Cabdi Dhiblaawe. Waxa uu marxuumad...

Maxkamadda ciidamada Soomaaliya oo amartay in xabsiga laga daayo Weriye Abuuja

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa amartay in Weriye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja xabsiga laga sii daayo oo xorriyadiisa dib loo siiyo. Xubno ka tirsan...

Dagaal xoogan oo ka dhacay Gobolka Baay & faah faahin kasoo baxeysa

0
Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka deeynuunaay ee Gobolka Baay, waxaana uu u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay...

XULASHADA