Wasiir Caadle: “Baladweyne way ka dhaceysaa Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha & Dowladaha hoose DG Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ay jirto duruuf baajin karta in...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo shacabka ku dhaqan Beledweyne ugu baaqay iney ka shaqeeyan...

0
Madaxweyne Ku Xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle ahna kusimaha Madaxweynaha Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta socdaal kormeer ah ku tagay xaafadaha iyo goobaha ay bulshada...

Guddiga Maamulaya Doorashada Koonfur Galbeed oo doortay Guddoomiye.

0
Doorashada guddonka Guddiga maamulaya doorashada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta oo isniin ah ka qabsoontay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, isla markaana ah...

Madaxweynaha Jubbaland oo laamaha amniga amar culus duldhigay.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir guddoomiyay shirka golaha amniga heer Dowlad Goboleed. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xaaladahii ugu danbeeyay ee...

Guddiga Hirgelinta Doorashada Galmudug oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen.

0
Doorashada Guddoonka Guddiga doorashada Galmudug Soomaaliya ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen. Musharixiinta xilka Gudoomiyaha waxaa isku soo sharaxay; Maxamed Daahir Guuleed, Ku xigeen waxaa...

Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo wakiillada beesha caalamka?.

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa wakiillada beesha caalamka la yeeshay kulan looga hadlay horumarrada laga sameeyay Arrimaha doorashooyinka dalka, amniga doorashooyinka iyo...

Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo soo dhaweeyey Doorashada ka dhici doonta Deegaan Doorashada Garbahaarey...

0
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Ameerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxaa uu...

Hoos ka dhageyso Qeybta 8aad ee Barnaamijka Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada.

0
Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay'ada Cuntada iyo Beeraha ee FAO oo Taageero ka helaysa Midowga Yurub,Safaarada...

Hoos ka dhageyso Q.8aad Barnaamijka Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada.

0
Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay'ada Cuntada iyo Beeraha ee FAO oo Taageero ka helaysa Midowga Yurub,Safaarada...

Jabhadda Xoraynta Dadka Tigray Oo Shuruudo Adag Ku Xirtay Inay Aqbasho Xabbad Joojinta

0
Jabhadda Xoraynta Dadka Tigray, oo sideeddii bilood ee la soo dhaafay dagaal kula jirtay ciidammada dowladda Itoobiya, ayaa waxa ay soo saartay liis dheer...

XULASHADA