Maxaa looga hadlay Kulankii Maanta ee Xildhibaannada labada Aqal?

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay weheliyaan ku-xigeenadda...

Midowga Musharaxiinta oo baaq cabasho ah u diray Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

0
-Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxa ay baaq cabasho ah u direen safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turki Mehmet Yilmaz, kadib markii ay ku eedeeyeen...

Turkiga oo cambaareeyay talaabada ay qaadeen Israel.

0
Bayaan laga soo saaray Wasaarada Arimaha dibada Turkiga ayaa lagu cambaareyay goaanka Israel ee ugu fasaxsay Yahuuda ku cibadeysiga Masjidka Barakeysan ee Qudus. Garsoore Israa’iil...

DFS oo ku dhawaaqday ciidamo gaar oo ka shaqayn doona sugidda Amniga Doorashooyinka

0
Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandigtay qorshaha sugida amniga goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado in ay qabsoomaan...

Diyaarad Ku Gubanaysa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Doolow

0
Wararka aan ka helayno garoonka diyaraadaha magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ku warramaya in diyaarad ay ku gubaynayso halkaasi,xili ay socdaan dadaallo la...

Aadan Madoobe oo xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka si rasmi ah ula wareegay

0
Waxaa goordhow soo dhamaaday kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, xili uu shir guddoon ka ahaa  Guddoomiyaha la doortay ee Sheekh Aadan...

Ruushka oo loogu baaqay joojinta dagaalka uu ka wado Ukriane

0
Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ICJ ayaa ugu baaqday Ruushka inuu si degdeg ah u joojiyo dhammaan howlgallada militari ee ka socda Ukraine, haddii...

Guddoomiyaha guddiga hergelinta doorashooyinka oo gaaray Kismaayo

0
Wafti uu hoggaaminaayo guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka Jubbaland. Guddoomiyaha guddiga hirgelinta...

MW Farmaajo iyo RW Rooble oo shir ugu Furmay Madaxtooyada.

0
Warar soo baxaya ay heshay KNN ayaa sheegaya iney Madaxtooyada Somaaliya ka socdaan kulamo lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal...

Banaanbaxyo Waaweyn Oo Maanta Ka Socda Magaalada Jigjiga

0
Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ka socda Banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Jabhadda hubeysan ee Tigray-ga oo dagaal...

XULASHADA