Milliteriga Yuhuudda Burburiyey Dhismo Uu Lahaa Nin Falastiini Oo Haysta Dhalashada Maraykanka

0
Ciiddanka Israel waxay maanta cagta mariyeen guri 2 dabaq ahaa oo uu lahaa qoyska Muwaadin Maraykan oo asalkiisu Falastiini ah, kaasi oo lagu eedeeyey...

Guddiga xalinta khilaafaadka oo hakiyay natiijada kuraasta HOP211, HOP209 & HOP201

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa Maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqay in la  hakiyo ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah ee kuraasta Golaha Shacabka...

Dawlada Kenya oo dib u bilaabaysa ganacsigii Qaadka ee Soomaaliya

0
Maalinta berri ah aya waxaa lagu wadaa in dawlada Kenya ay markeedii ugu horeysay Qaad keento Soomaaliya, kadib xayiraaddii cudurka Coronavirus dartiis, ay ugu...

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
Kulanka  uu  goob joog ka ahaa  Taliyaha Qaybta 21-aad ciidanka xoogga Dalka Gen. Maxamed Cadoow Cali sanka, Taliyeyaasha qaybaha Kala duwan ee Ciidanka xogga...

Booliska Hirshabelle oo hawada ka saaray Idaacad ku taala Beledweyne

0
Ciidamo ka tirsan maamulka Hir-Shabelle ayaa maanta hawada ka saaray Idaacad maxali ah oo ku taala magaalada Beledweyne gobolka Hiiraan, taasi oo lagu magacaabo...

XAMAAS oo war ka soo saartay doorashadii Xasan Sheekh Maxamuud

0
  Madaxa xafiiska siyaasadda dhaq-dhaqaaqa Xamaas Ismaaciil Haniyah ayaa war kasoo saaray doorashadii madaxtimimo ee 15-kii bishaan May ka dhacday magaalada Muqdisho, taas oo lagu...

Puntland: Dhameystirka doorashooyinka degmooyinka oo laga shiray

0
Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Punland waxaa maanta kulan ku yeeshay Guddiga Kumeel gaarka ee Doorashooyinka Puntland iyo Ururada siyaasadda Puntland. Sida qoraal kasoo baxay...

Trump oo diiday in uu bixiyo cadeymo muhim ah.

0
Donald Trump ayaa qarka u saaran in maxkamad la soo taago iyadoo loo heysto kaalintii uu ku lahaa rabshadihii ka dhacay xarunta baarlamaanka Mareykanka...

Odayaasha dhaqanka ee ka tegay Muqdisho oo la kulmay shir guddoonka Golaha Guurtida Somaliland

0
Odayaasha dhaqanka ee waday dhexdhexaadinta dagaalka Laascaanood ee gobolka Sool kana tegay Magaalada Muqdisho ayaa manta Magaalada Hargeysa  kulan kula yeeshay shir guddoonka Golaha...

Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Bakool

0
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Garasweyne oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhexmaray Ciidama xoogga  Qeybta 60-aad iyo...

XULASHADA