Khasaare ka dhashay Hoobiyeyaal lagu weeraray xaafado ka tirsan Muqdisho

0
Tiro hoobiyeyaal ah ayaa goor dhaweyd lagu garaacay xaafado ka mid ah degmooyinka Wardhiigleey iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho. Goobjoogeyaal ayaa KNN u sheegay in...

Ciidamada DFS iyo Galmudug oo la wareegay Ceeldheere

0
Ururka Ahlusunna ayaa isaga baxay degaanka Ceeldheere oo u dhexeeya magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb. Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa la wareegay deegaanka Ceeldheere...

Maamulka Iskuulka Mucaasir oo faah faahiyay khasaaraha kasoo gaaray qaraxa

0
Maamulka Sare Iskuulka Macaasir ee Magaalada Muqdisho oo kuyaal inta u dhaxeeysa Isgoyska Tarabuunka iyo Madaxtooyadii hore ee Cabduqaasim ayaa faah faahin ka bixiyay...

Dawlada Sacuudiga oo soo bandhigtay Tirada Dadka Gudanaya waajibaadka Xajka ee Sanadkan

0
Dawlada Sacuudi Xarabbaiya  ayaa sheegtay in dalkeeda ay gaareen ilaa 1,655,188 qof oo doonaya inay gutaan waajibaadka Xajka. Waaxda Soocdaalka ee Dawlada Sacuudi Carabaya ayaa...

K/Galbeed Oo Shaacisay Magacyada Odayaasha Dhaqanka Ee Soo Xulaya Ergada 5 Kursi

0
Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee SEIT ayaa shaaciyay Magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Ururada Bulshada Rayidka ee soo xulaya Ergada 5-tii...

Galmudug oo amar ku soo rogtay ganacsatada iibiya Qaadka

0
Wasaaradda Maaliyadda maamul Goboleedka Galmudug ayaa Ganacsatada Qaadka Hareeriga ah keena degaannada Galmudug ku amartay in ay isa soo diiwaan geliyaan ugu dambeyn 3da...

Xildhibaano si kulul uga hadlay dil & dhaawac ay geysteen Ciidanka Kenya

0
Xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen dhacdo shalay ka dhacday Gobolka Gedo, taas oo aheyd...

Guddigii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Oo La Kala Diray

0
 Share Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Goodhow ku dhawaaqday in la kala diray Guddigii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, sida lagu shaaciyay Qoraal kasoo baxday Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda...

Kismaayo oo lagu doortay labo Xildhibaan

0
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa ku dhawaaqay natiijada kursiga tirsigiisu yahay #HOP029 kaa oo ay kuwada tartamayeen Musharax Xildhibaan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo loogu bogaadiyay Guusha uu ka gaaray dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka...

0
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen...

XULASHADA