DFS oo sheegtay in la dilay madaxii Al-shabaab u qaabilsanaa qaraxyada ee Shabeellada dhexe
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka sameeyeen inta udhexeeysa magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeellada Hoose.
Howlgalka ayaa waxaa lagu dilay...
Dowladda Soomaaliya Oo Gacanta Ku Dhigtay Lacag Laga Keenay Kenya
Ciidanka Booliska Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho yaa maanta gacanta ku dhigay lacag tiro badan oo sharci darro ku soo gashay dalka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Maxamed Cabdi Gaandi
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxriistee Xildhibaan Prof...
Duqa Muqdisho Oo Maanta Kulan La Qaatay Safiirka Turkiga Ee Somalia
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Turkiga u qaabilsan Arrimaha Soomalaiya Mr. Mehmet...
Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Shacabka Oo Maanta Geeriyooday
Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Paris ee Caasimadda dalka Faransiiska ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo lagu magacaabi jiray...
Iiraan oo baahisay mid ka mid abaabulayasha weerarkii Natanz
Masuuliyiinta Iiraan, ayaa ku dhawaaqay maanta oo Sabti ah inay aqoonsadeen mid kamid ah tuhmanayashii abaabulay qaraxii xarunta Nukliyeerka Natanz, kaa oo Warbaahinta gudaha...
Ciidamada Israa’iil oo maanta duqeymo culus ka geystay marinka Gaza
Milatariga Israel ayaa sheegay Sabtida maanta ah inuu fuliyay duqeymo cirka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyo ku yaalla Marinka Gaza ka dib markii...
Farmaajo oo ka hadlay sababihii fashiliyey shirarkii doorashooyinka
Madaxweynaha uu mudo xileedku ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi dheer oo uu siiyey telefishinka Shabeelle ayaa waxa uu intiisa badan...
Mahdi Guuleed Oo Maanta Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha Ee Somalia
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian.
Kulanka...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Gaadiidka
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xilka la wareegay, ka dib munaasabad ka...