Dowladda Soomaaliya Oo Loogu Deeqay Gadiid Iyo Agab Loogu Talagalay Xakameynta COVID-19
Urur-Gobaleedka IGAD oo kaashanayso Midowga Yurub, isla markaana ka jawaabaya saameynta uu ku yeeshay COVID-19 dhaqaalaha Soomaaliya ayaa ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shirka toddobaadlaha ah
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo lagu ansixiyay hindise sharciyeedka...
Taalibaan oo sheegtay inay hareereysay gobolka kaliya ee ka soo horjeeda xukunkeeda
Taalibaan ayaa ku dhawaaqaday inay hareereesay gobolka kaliya ee ka soo horjeeda xukunkeeda, sida uu sheegay hogaamiye sare oo ka tirsan Arbacadii, isagoo ugu...
Golaha Abwaanada oo taageeray go,aankii shalay kasoo baxay hanti dhowraha qaranka
Golaha Abwaannada Soomaaliyeed ayaa markale ka hadlay warqadii kasoo baxday shalay Xafiiska hanti dhowraha guud ee qaranka oo gabi ahaan lagu baabi’iyay in la...
Muuse Biixi oo isku shaandhayn ku sameeyay xukuumadiisa
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday 5 wasiir oo xukuumadiisa ka tirsana, 2 wasiir ku xigeen, wakiilkii Somaliland ee dalka Itoobiya,...
R/wasaare Rooble oo kormeer ku tagay Wasaaradda Maaliyada iyo Bankiga Dhexe
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeer ku tagay Wasaaradda Maaliyada iyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo xubnihii la...
M/weyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Maxamed Cumar Saalixi
Madaxweynahasomalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allah ha unaxariistee Maxamed Cumar Saalixi oo uu ku tilmaamay dadaalka Marxuumku uu ku...
Tigray oo bililiqeystay gagaar uu Maraykanka u waday gobolka Amxaarada
Ciidamo ka socda gobolka Tigray ee Itoobiya ayaa bililiqeystay gargaar bani’aadamnimada ee dowladda Mareykanka ugu tala gashay gobolka deriska la ah ee Amxaarada, sida...
FAO & Dowladda Soomaaliya oo bilaabay xog ururin ku saabsan wax soo saarka beeraha
Hey’adda FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada-hadaladii ugu horreeyay ee loogu diyaargaroobo Shir-weynaha Qaramada Midoobay ee bishaan looga hadlaayo nidaamyada cuntada...


















