Taliska AFRICOM oo war ka soo saaray ka bixitaankooda Soomaaliya

0
Ciidamada Mareykanka ee jooga qaaradda Africa ee AFRICOM loo yaqaanno ayaa waxaa ay sheegeen in ay sii xoojinayaan Hawlagaladooda qaaradda AFRICA si gaar ah Bariga...

Kenya Oo Dalbatay In Warbaahinta Laga Saaro Shirka U Furmaya Madaxda IGAD

0
Waxaa Maanta oo  Axad ah lagu wadaa in Magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa Maanta uu si rasmi ah uga furmo Shir...

Dowladda Oo Ciidamo Hor Leh Ku Daabushay Gobolka Gedo

0
Wararka aan ka heleyno degmada Doolow ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaas ay degeen diyaarado siday Ciidamo...

Guddoomiye Mursal oo hambalyo u diray Ciidamada Booliska Soomaaliyeed

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku  simaha madaxweynaha Soomaaliya ahna Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa Ciidamada  Booliska Soomaaliya  ugu hambalyeeyay sanadguurada 77-aad ee ka soo...

Xildhibaan Ka Badbaaday Qarax Xoogan Oo Loo Adeegsaday Gaari

0
Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay Maanta caasimadda wadanka Afgaanistan ee Kabul ugu yaraan sagaal ruux ayaa ku geeriyootay, waxaana bartilmaameedkiisu ahaa xildhibaan...

Tartanka Ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo ka furmaya Muqdisho

0
Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir  ayaa galabta ka furmaya garoonka Eng Yariisow ee Magaalada Muqdisho,waxaana ciyaarta ugu horeysa ay dhexmari ...

Maxaa ka cusub Xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya?

0
Duhurnimadii maanta waxaa la sugaayay Shir jaraaid ay qabato Monics Juma Wasiirka Difaaca Kenya oo Warfidiyeenka la iskugu yeeray Xarunta Wasaaradda Difaaca ,balse waala...

RW Rooble oo ka qeyb galay Aaska Saraakiishii qaraxa ku dhintay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu sameeyey Gaalkacyo saraakiishii ku dhintay qarixii ka dhacay...

QM iyo dowladda Baxreyn oo si adag uga hadlay qaraxii lagu laayey saraakiisha

0
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa si kulul u canbaareeyay weerarka is-miidaaminta ahaa ee Al-Shabaab ay ka geysteen magaalada Gaalkacyo ee hobolka Mudug. Qaramada...

Kenya oo sheegtay inay dacwad ka gudbi doonto Soomaaliya

0
Afhayeenka dowladda Kenya Cyrus Oguna oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka hadlay tallabadii ay dowladda Soomaaliya xiriirka ugu jartay dhigeeda Kenya. Afhayeenka...

XULASHADA