Muuse Biixi oo aqbalay is casilaadii Amb Baashe mid kale u magacaabay jagadiisii
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa aqbalay iscasilaadii Amb Baashe Cawil X. Cumar oo iska casilay xilka wasiir ku xigeenka arrimaha dibada oo uu...
M/weyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo gaaray Jowhar
Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Hir-shabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar, halkaas oo...
Wararkii ugu dambeeyey dhalinyaradii lagu afduubtay Beledweyne
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxa ka socda dadaallo lagu doonayo in lagu sii daayo sedex dhalinyaro ah oo shalay laga afduubtay xaafadda...
Goodax Barre ‘Raalli-gelin deg-deg ah ha bixiso wasaaradda waxbarashada
Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa...
Khilaaf ka taagan doorashooyinka degmooyinka Puntlandg
Qaar ka mid ah ururada siyaasadda Puntlad ayaa ka hadlay caqabado sharci iyo farsamo oo ay sheegeen in ay ka jiraan hannaanka doorashooyinka Puntland.
Shan...
Midowga Afrika oo wada qorshe AMISOM loogu kordhinayo illaa 2027.
Inta badan dowladdaha xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa ku boorrinaya Qaramada Midoobay inay gacan ka geysato xoojinta dadaallada nabad-ilaalin ee Soomaaliya, iyadoo Midowga...
Xildhibaano ka soo jeeda Hirshabeelle oo ka hadlay afduubka ka dhacay Beledweyne.
Qaar ka mid ah xildhibaanada deegaan doorashadooda ay tahay Hirshabelle ayaa ka hadlay afduub magaalada Baledweyne loogu geystay wiilal dhalinyaro ah oo loo afduubtay...
Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo xilal ka qaadis iyo magacaabis sameeyay.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Axmed Buule Gareed ayaa maanta soo saaray wareegto uu xilka kaga qaadayo qaar ka mid ah masuuliyiin ka tirsan degmada...
Goodax Barre “Kiiska Ikraan Ma Noqon Doono Mid Si Dhaqsi Ah Meel La Isaga...
Wasiirkii hore ee Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa si kulul uga hadlay hadalkii kasoo yeeray Hay’adda Nabad sugidda...
Cumar Cabdirashiid Oo RW Rooble U Diray Farriin Ku Aaddan Kiiska Ikraan Tahliil
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan oo ka sal-gaara dilkii loo geystay Ikraan...


















