Maxay maanta ka wadahadleen wasiirka haweenka DF iyo safiirka Shiinaha?

0
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aadanaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta kulan la yeelatay safiirka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Qin Jian. Kulanka...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garowe kula kulmay madaxa hey’adda IOM ee Soomaaliya

0
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay wakiilka hay’adda IOM u qaabilsan Soomaaliya, Richard Danziger. War ka...

Madaxweynaha K/Galbeed oo cafis u fidiyey 10-maxbuus, akhriso magacyada

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Isniinta maanta ah cafis u fidiyey 10 maxbuus, munaasabadda maalmaha ciida darteed, waxuuna madaxweynuhu go’aankaan qaatay...

Dowladda Oo Dalbatay In La Bedelo Ergeyga Midowga Afrika Ee Somalia

0
Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in dowladda Federaalka Soomaaliya ay Midowga Afrika ka dalbatay in la bedelo Ergeyga gaarka ee...

Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 12aad

0
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Qodobada maanta aan ku eegi doona...

Midowga Musharaxiinta Oo War Kasoo Saaray Ergeyga Cusub Ee Midowga Afrika

0
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay Ergeyga cusub ee Midowga Afrika u soo magacaabay Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya, kaasi oo ah Madaxweynihii hore ee...

QM Oo Ka Hadashay Ergeyga Cusub Ee Midowga Afrika Ee Soomaaliya

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa wuxuu soo dhaweynayaa magacaabista Madaxweynihii hore ee dalka Ghana, John Dramani Mahama. oo loo dhiibay xilka Wakiilka Midowga...

Maxaa Ka Jira In Farmaajo Iyo Uhuru Kenyatta Ay Ku Kulmayaan Qatar?

0
Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya ay kulan ku yeelan doonaan Magaalada Dooxa ee...

Madaxweynaha Galmudug Oo Dib Ugu Laabtay Magaalada Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho ayaa galabta dib ugu laabtay...

Scotland oo qorsheynaysa in ay ka go’do Uk

0
Wasiirka koowaad ee Scotland Nicola Sturgeon ayaa Sabtidii wacad ku martay inay horey u dhaqaajiso qorshe lagu qabanyo afti ku aadan in Scotland ay...

XULASHADA