Dowladda Malaysiya ayaa sheegtay in muwaadin dalkeeda kasoo jeedo lagu maxkamadeeyay Soomaaliya.
Dowladda Maleesiya ayaa war kasoo saartay in u dhashay dalkaasi oo maxkamada Ciidamada qalabka sida ku maxkamadeesay muqdisho iyadoo sheegtay inay si dhow ula...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Safiirka UK oo ka wada hadlay?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya KFoster FCDO.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo safiirka UK...
Vietnam oo ka hadashay khilaafka u dhaxeeya MW Farmaajo iyo RW Rooble
Dowladda Vietnam oo ka hadashay Khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ugu baaqday dhinacyada ku lugta leh arrimaha Soomaaliya inay xalliyaan khilaafaadka...
Baarlamaanka Carabta oo si kulul ugu hadashay khilaafka MW Farmaajo iyo RW Rooble.
-Baarlamaanka Carabta ayaa war kasoo saartay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya gaar ahaan khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi...
Qarax ka dhacay Buurhakaba iyo masuuliyiin ka tirsan Koofur galbeed oo wax ku noqday.
Waxaa Faah-faahino ay kasoo baxayaan qarax maanta ka dhacay magaalada Buurhakaba ee Gobolka Baay kaas oo geestay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Sida la...
Xiliga kaba dambeysta ah ee lagu dhawaaqayo xukunka Kiiska Badda Soomaaliya iyo Kenya oo...
Xukunka dacwada muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxay si rasmi ah Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ugu dhawaaqi doontaa 12-ka October ee...
RW Rooble oo madaxda gobolada waqooyi faray iney soo gudbiyaan liiska musharixiinta aqalka sare.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeen dalka Mahdi...
Xasan Koboc oo ku guuleystey kursiga doorashada Aqalka Sare
Ganacsade Xasan Iidow Muxumad “Koboc”ayaa ku guuleystey doorasho goordhow a dhacday magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle.
Xasan Koboc ayaa waxa uu helay codad...
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
Wasiirka wasaaradsa Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta kulan la qaatay safiirka cusub ee Midowga Yurub u soo magacaabay Soomaaliya...
Habraaca doorashada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi oo lasoo saaray
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo saaray hab raaca doorashada kuraasta Aqalka Sare.
Labada...


















