Kenya oo mar kale diyaarado ku duqaysay shacabka Gedo
-Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaaradaha dagaalka ciidamada kenya oo mar kale duqeymo kafuliyay Tuulooyin hoos yimaada degmada ceelwaaq ee gobolka gedo
Sidoo...
Weerar dad shacab ah ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay Gobolka Mudug
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Rag hubeysan oo weerar jidgal ah ku qaadeen gaari lasheegay inuu ka ambabaxay degmada Galdogob ee Gobolka Mudug...
RW Rooble oo ka hadlay Doorashadii ay ku soo baxeen lixda Senator
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxame d Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeey lixda Sanoter Aqalka Sare ee doorashadooda Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho.
Ra’iisul wasaare...
Dowladda Somalia oo Sweden kala hadashay taageerida Ciidanka Xoogga
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ahna Senator la doortay Xasan Xuseen Xaaji ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka Sweden ee Soomaaliya...
Lix kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo la doortay
Waxaa Maanta Xerada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada lix kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, kuwaas oo ay ku tartameen...
Burcad hubeysan oo ganacsade soomaaliyeed ku dilay Koofur Afrika.
Burcad hubeysan ayaa xalay ku dishay ganacsade Soomaaliyeed oo magaciisa lagu soo koobay Axmed degaanka Ga-Mawa Block 7 oo u dhaw magaalada Tzaneen ,...
Madaxweynaha Puntland oo xilka qaadis iyo magaabis sameeyay
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xil kaqaadis ku sameeeyay Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland.
Hoos ka akhriso
Garoowe: 29 September 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane...
Jubbaland oo sheegtay in RW Rooble ku garab taagan tahay hogaaminta doorashooyinka dalka.
Axmed Maxamed Islaam Madoobe Hogaamiyaha Jubbaland ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka mar uu khudbad dheer ka jeediyay madal-dadwayne oo ka dhacday magaalada...
Musharixiinta ku tartamysa berri kuraasta Aqalka Sare ee G/waqooyi oo la shaaciyay.
maamulka doorashada Xildhibaanada aqalka sare ee Gobolada Waqooyi ayaa shaaciyay liiska Musharixiinta galeysa doorashada maalinta berri ah oo arbaco ah.
Guddiga ayaa qoraal ay soo...
Jubbaland oo war kasoo saartay Qaraxii ka dhacay Magaalada kismaayo
Faah faahiino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Khasaaro gaystay oo xalay fiidkii ka dhacay Magaalada Kismaayo, waxaana qaraasi ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo...


















