Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 12aad

24

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Qodobada maanta aan ku eegi doona ayaa waxaa ka mid ah.sida hagaagsan ee loo maareeyo Goosashada dalaga iyo sida loo habeeyo marka Dalaga la soo goosto.

Barnaamijkan oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Deeq bixiyayaasha USAID,Midowga Yurub iyo Dowlado iyo hay,ado kale.

Waa Subaxnimo Isniin ah Taariikhdu na ay ku began tahay 10/05/2021, saacaduna waa 7,30 AM Barrnaamijkani ayaa ah kii 12aad ,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.