Baarlamaanka iyo Madaxweynaha HirShabeelle oo sameystay mudo kororsi

0
-Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka HirShabelle oo maanta magaalada Jowhar ku yeeshay kulankii 10-aad ee kalfadhigooda koowaad ayaa cod u qaaday waqti kordhin loo sameeyey...

QM oo dooneysa inay baaritaan ka sameyso gobolka Tigray

0
Qaramada Midoobay ayaa ku dadaaleysaa in ay koox ka socota ay tagaan gobolka Tigray, si ay u baaraan xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee la sheegay...

DF oo shaacisay dalal ka cafiyey daymo badan

0
Dawladda Soomaaliya ayaa waxa ay shaaca ka qaadda in dalal ka mid ahaa kuwa daymaha ku leh ee caalamka ay ka cafiyeen, daymahii ay...

Dagaal maanta ka dhacay deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho

0
Wararka naga soo gaaraya deegaan Xeebeedka Jaziira ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay deegaankaasi. Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay in uu dhex maray...

Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku ridday nin qorsheynayey inuu is qarxiyo

0
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay go’aan ka gaartay Xasan Cabdullaahi Aadan oo loo haystay dambi ah inuu ka tirsan...

Markabka Mareykanka Ee USS Hershel Williams Oo Soo Gaaray Xeebta Somalia

0
Xeebaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa soo gaaray Marabka dagaalka Mareykanka ee diyaaradaha xambaara USS Hershel Woody, sida uu shaaciyay Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaaradda...

Soomaaliya & Turkiga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay Wasiirka Maaliyadda dalka Turkiga Lütfi Elvan, iyaga oo ka wada hadlay Arrimo...

Amar la dul-dhigay laamaha Amniga Magaalada Dhuusamareeb

0
Shirka amniga caasimadda galmudug ee dhuusamareeb ayaa ka qabsoomay magaalada caasimadda ah ee Dhuusamareeb waxaana shir-gudoominayay madaxwayne ku-xigeenka Galmudug  Cali Daahir Ciid iyada oo...

Xasan Sheekh oo dowladda ku eedeeyay inay burburin ka wado Gobolka Gedo

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay xaalada xilligaan ee Gobolka gedo, isaga oo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay...

Urrurada bulshada rayidka oo bilaabay dhex-dhexaadinta Dowladda & Musharixiinta

0
Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaliya oo uu ka mid yahay ayaa la kulmay xubno ka socda ururada bulshada rayidka ah oo uu hogaaminayay guddoomiyaha...

XULASHADA