Madaxweynaha K/Galbeed oo cafis u fidiyey 10-maxbuus, akhriso magacyada

11

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Isniinta maanta ah cafis u fidiyey 10 maxbuus, munaasabadda maalmaha ciida darteed, waxuuna madaxweynuhu go’aankaan qaatay ay talo ahaa ugu soo jeedisay hey’adda Garsoorka, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay.

Maxaabiista maanta uu cafiska u fidiyey madaxweyne Laftagareen ayaa kala ah:

  1. Maxamed Yuusuf Ibrahim
  2.  Ibraahim Xuseen Maxamed
  3. Ismacil Cabdi Cali
  4. Cabdulahi Warsame Cali
  5. Shariif Cabdi Maxamed
  6. Maxamed Cabdi ljaabooy
  7. Cabdirashiid Cabdiqadir Cabdulahi
  8. Faysal Nuradin Yusuf
  9. Maxamed Yusuf Maxamed
  10. Xasan Maxamed Isaaq