RW Rooble oo ka hadlay shirkii doorashada ee maanta furmay
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ee maanta ka furmay Muqdisho, ayaa rajo...
Axmed Madoobe Oo Ka Hadlay Shirka Madaxda Ee Ka Furmay Muqdisho
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay Shirka Wadatashiga Qaran ee Maanta ka furmay Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho...
Guddiga Fatahaada Beledweyne Oo Soo saaray Digniin.
Xubno kamid ah Guddiga fatahaada Magaalada Beledweyne iyo injiradii ku howlanaa ka hortagista Fatahaada ku soo noqnoqotay gudaha magaladaas iyo tuulooyinka hoosyimada ayaa soo...
Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay shirka maanta ka furmaya Muqdisho
Af-hayeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macallimow ayaa qoraal uu soo saaray faahfaahin kaga bixiyay, shirka arrimaha doorashooyinka ee loo ballansanyahay in uu ka...
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliland Oo Soo saaray digniino Ku aadan arrimaha Doorashada.
31bishan May iyadoo deegaanada maamulka Soomaaliland looga dareerayo doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka Soomaaliland ayaa waxaa digniin loo diray madaxda xisbiyada ka dhisan Soomaaliland...
CC Shakuur Oo Ka Hadlay Shirka Maanta Ka Furmay Muqdisho.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna hogaamiyaha xisbiga wadajir ayaa waxa uu ka hadlay shirkii ay maanta wajigiisii koowaad magaalada Muqdisho ku yeesheen Ra’iisulwasaaraha...
Dagaal oo ka qarxay Degmada Wanla-weyn
Dagaal xoogan ayaa maanta waxaa uu ka socdaa degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelada hoose.
Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegay in dagaalka uu u dhexeeyo Guddoomiyaha...
Maxaa Kasoo Baxay Shirkii U Dhexeeyey Madaxda DF iyo D/Goboleedyada ?
Kadib markii uu maanta si rasmi ah u furmay shirkii looga hadlaayey arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ee u dhaxeeyey madaxda DF iyo dowlad goboleedyada dalka...
Lafta gareen iyo Shiikh Shariif oo kulmay.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa Hoyga uu ka degenyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynihii Hore Dalka Shekh Shariif Shekh Axmed.
Kulanka...
R/wasaare Rooble iyo Madaxweyne Deni oo caawa kulan ku yeeshay Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan soo dhaweyn iyo is xog-wareysi ah la yeeshay madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni...