Militeriga Siiriya oo fashiliyay weeraro Israa’iil ayka fulin rabtay dalkooda

0
Ciidamada militeriga dalka Siiriya ayaa waxa ay soo bandhigeen Gantaallo ay sheegeen in ay Hawada ku qabteen. Gantaalladan ayaa waxaa soo ganay Ciidamada Israa’iil taas...

Ganacsiga Garowe oo maanta xiran iyo Lacagta Shilling Soomaaliga oo aan laga Isticmaaleyn magaalada

0
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in maanta Jimco ah ay suuqyada magaalada Garoowe ka taagan yihiin, khilaaf xoogan oo ku...

Itoobiya oo kala xulaneysa dekaddaha dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti

0
Itoobiya oo kamid ah dalalka aan laheyd dekadaha  ayaa ku howlan kala xulashada dekad ay uga soo degaan waxyaabaha looga soo dhoofiyo dunida inteeda...

Wasiir Janaan” waxaan ugu baaqayaa Madaxweyne Farmaajo inuu iscasilo “

0
Cabadi Rashiid Xasan Nuur Janan wasiirka Amniga ee maamulka  Jubbaland oo warbaahinta kula hadlaayay duleedka degmada Beledxaawo ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi...

Mareykanka oo sheegay in ay duqeyn ka fuliyeen Jubbada Dhexe

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa waxaa looga hadlay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka...

Doon ay saarnaayeen muhaajiriin Afrikaan ah oo ku degtay badda Mediterranean-ka

0
Ugu yaraan 20 muhaajiriin ah ayaa dhintay ka dib markii doon ay la socdeen ay kula degtay badda Mediterranean-ka ee ka baxsan xeebaha Tunisia,...

Khaliifa Xaftar oo u hanjabay dawaladda Turkigac

0
Hoggaamiyaha mucaaradka ee ka dagaalama dalka Libya General Khaliifa Xaftar ayaa hanjabaad adag u diray dawladda Turkiga. Dawladda Turkiga ayaa waxa uu sheegay in dawladda...

Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay tallaabo uu qaaday Madaxweyne Farmaajo

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay tallaabo uu maanta qaaday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo eedeyn kulul u jeediyay. Shir...

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta Wax ka beddelka Dastuurka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama la...

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii ka dhacay Kaaraan

0
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Duudishe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay degmada Kaaraan ayaa waxaa ka warbixiyay Weerar shalay Ciidan Boolis ah lagu...

XULASHADA