Agaasimaha Guud ee Waxbarashada oo sharaxaad bixiyey sababta loo diiwaangalinayo Macallimiinta G/ Banaadir
Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Shiikh Nuur ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta loo diiwaangalinayo Macallimiinta Gobolka Banaadir.
“Waxaa in Macalimiinta...
QM oo dib u eegeysa cune qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya
Geraldine Byrne Nason, oo ah Wakiilka Joogtada ah ee Ireland u fadhisa Qaramada Midoobey, ahna Guddoomiyaha Guddiga hoosaadka Golaha Ammaanka ee Soomaaliya ayaa xubnaha...
Madaxweyne Erdogan Oo Ku Hanjabay Inuu Eryi Doono Safiirada 10 Dal
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ku hanjabay inuu eryi doono safiirada dalalka Mareykanka, Jarmalka iyo sideed kale oo reer galbeed ah kadib...
DFS & Turkiga oo ka wada hadlay dbibaatadii ku dhacday Ganacsatada Soomaalida
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo wefti u hoggaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga wadanka Turkiga, ayaa maanta kulan...
Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee bilaabidda doorashada Golaha shacabka oo socota
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadka soo socda la filayo in dalka ay ka bilowadaan doorashada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.
Xogta ayaa sheegaya...
Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay Ceelwaaq
Qarax xooggan ayaa ka dhacay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, gaar ahaan hool ku yaalla xarruunta dhexe ee maamulka degmada.
Goobjoogeyaal ayaa sheegay in qaraxa...
Madaxwaynaha Brazil oo lagu eedeeyay dambiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.
Sanataro katirsan baarlamaanka Brazil ayaa madaxwaynaha wadankaasi ku eedeeyay in uu galay dambiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.
Jair Bolsonaro hogaamiyaha Brazil ayaa loo haystaa...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka ganacsiga Turkiga iyo Afrika.
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha JFS, Eng; Khaliif Cabdi Cumar ayaa magaalada Istambul ee dalka Turkiga kaga qeyb galay madasha 3-aad ee dhaqaalaha iyo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo dhowr ah.
Shirka ayaa diiradda...
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Xildhibaannada Aqalka Sare ee Maanta la doortay
Madaxweynaha Dowlad Goboleeska Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa aqalka martida ku qaabilay xubnaha Cusub ee loo doortay Aqalka Sare ee Baarlamaanka, kuwaas oo ah...


















