Itoobiya oo markale duqeeysay Caasimada Gobalka Tigray
Duqeyn culus ayaa markale waxaa diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka geysteen meelo kamid ah Caasimada Gobalka Tigray, halkaas oo ay siweyn ugu xoogan...
Guddoomiyaha Gobolka Bari oo la kulmay Wafdi ka socday WFP
Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa ugu sareeya Soomaaliya ee hay’adda WFP Mr Elkhadir Daloum iyo...
Golaha wasiirada oo ansixiyay miisaaniyada sanadka 2021-2022
Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada Dowlada Jubaland oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, ayay golahu dood dheer ka...
Rooble oo qaabilay Wafdi ka socday Sweden
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dalka Sweden oo uu hoggaaminayey Wakiilka Gaarka ah...
Wiil Soomaali ah oo ku guulaystay inu kamid noqdo xildhibaannada Golayaasha Deegaanka Talyaaniga.
-Cabdullaahi Axmed Macallim, oo ah wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa habeenkii Isniinta noqday qofki ugu horreeyay oo mihiijir ah...
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Jabuuti iyo ujeedkooda
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta gaaray magaalada caasimadda ah ee Jabuuti, halkaa oo...
Al-shabaab iyo Ciidamada dowladda oo ku wada dagaalamay Gobolka Bakool.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Dagaalameyaasha Al-shabaab oo ka dhacey duleedka degmada Waajid ee Gobolka Bakool.
Dadka...
RW Rooble oo ka hadlay Abaaraha ka jira Jubbaland
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay abaaraha ka taagan deegaanada maamulka Jubbaland ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay garab siiyaan...
RW Rooble oo war ka soo saaray falkii Al-Shabaab ku gubeen Raashinka iyo Gaari-dameerada
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay falkii ay Al-Shabaab ku gubeen Dameero iyo raashinkii saarnaa oo ku sii jeeday degmada Waajid ee...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta ciidanka
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda China u fadhiya Soomaaliya FEI Yengchao.
Kulanka...

















