Wasiirka Gaashaandhiga oo Talyeyaasha ciidamada faray in ay fuliyaan Amarka Xukumadda

0
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa talyeyaasha Ciidamada Miletiriga iyo Booliiska ku amray in a fuliyaan amarka ka soo baxay Golaha Wasiirada maalintii...

War Murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wadatashiga dowlad Goboleedyada

0
War murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Wada-tashi ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasoo shalay ka furmay Dhuusamareeb. War murtiyeedka oo ahaa...

Gudoomiyaha Shabeellaha Dhexe “Cidna ka aqbali meyno in Dhulkii Gobolka Shabeellaha dhexe u boobo...

0
Maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in maamulka gobolka Bamaadir uu kusoo ballaartay gobolka Shabeellaha Dhexe. Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Mayre Makraan ayaa sheegay...

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA LIXAAD

0
Title: Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan,mowduuca waa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha Qaybta lixaad waxay la socotaa barnaamijki hore, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha...

Fadlan ka qeyb-qaado Dhameystirka Masjidka Abraar ee Magaalada Baardheere(Sawiro)

0
Waxaa Heer Qabyo ah marayo dhismaha Masaajidka Abraar ee ku yaala Nawaaxiga Boosteejada Saakow ee Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo dhowaan Dib u...

(Dhageyso) Guddiga Jaamacada Baardheere oo ka warbixiyey halka ay mareyso Howsha Dhismaha Jaamacada’

0
Tan iyo intii la dhagax dhigey Jaamacada Baardheere muddo haatan laga joogo ilaa 7 bilood ayaa waxaa dalka dibadiisa ka soconayey in muddo ah...

Ra’iisul Wasaare kheyre oo magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Xasan Abshir

0
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka...

(SAWIRRO)Roobab mahiigaan oo ka da,ay Baardheere iyo Webiga oo ku Fatahay Dhul...

0
Roobab xariir ah oo muddo ka badan ilaa lix saacadood ka da,ayey gudaha Magaalada Baardheere iyo Fatahaad uu sameeyey Webiga Jubba ee Mara Magaalada...

Banaanbax looga soo horjeedo Faranciiska oo ka dhacay Somaliland

0
Magaalada Burco ee Somaliland waxaa ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo dalka Faransiiska. Dadka ayaa sitay boorar ay ku qoran yihiin erayo ka dhan ah...

Barnaamijka Samawade,Mowduuca 1aad ee Radio Markabley-Baardheere

0
Barnaamijka Samawade,Mowduuca 1aad ee Radio markabley 12/1/2021 Kulanti wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley Barnaamijka sama wade...

XULASHADA