HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA LIXAAD

140

Title: Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan,mowduuca waa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha

Qaybta lixaad waxay la socotaa barnaamijki hore, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha kiimikada ah iyo sida loogu nafaqeeyo ciidda, si kor loogu qaado waxsoosaarka, Waxaa idin soo saartay barnaamijka hay’adda FAO oo taageero ka helaysa deeqbixiyaasha USAID, Midowga Yurub, Safaaradda dowladda Federaalka ee Jarmalka, Baanka Adduunka, Hay’adda horumarinta dibadda Sweden (Sida),Sanduuqa gargaarka ee Bill iyo Mallinda Gate iyo hay’adda horumarinta Faransiiska (AFD). Waxaa idinla socodsiinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena