(Dhageyso) Guddiga Jaamacada Baardheere oo ka warbixiyey halka ay mareyso Howsha Dhismaha Jaamacada’

140

Tan iyo intii la dhagax dhigey Jaamacada Baardheere muddo haatan laga joogo ilaa 7 bilood ayaa waxaa dalka dibadiisa ka soconayey in muddo ah  Dhaqaalo uruurin loogu tala galey in lagu dhiso Jaamacada,waxaana howshaasi hormuud u ah Gabdho ay ka mid yahiin Maryan Gamaadiid iyo Jamaad dhafe oo labadooduba ka mid ah Gudigga Jaamacada Baardheere,kuna nool Cariga Mareykanka .

Wareysi dheer oo ay la yeelatey Warbaahinta Markabley ee degmada Baardheere ayaa ugu horeen Wariyaheena Axmed Cumar Saalixi,waxuu weydiiyey Maryan Gamaadiid ,maadama aad ka mid tahay Guddiga dhismaha Jaamacada Baardheere,xagee ayey wax idiin marayaan,maadama dhagax dhiga Jaamacada ay ka soo wareegatey muddo ka badan 7 bilood ? waxuuna wareysiga u dhacay sidan.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA LA XARIIRA JAAMACADA BAARDHEERE