Barnaamijka Samawade,Mowduuca 1aad ee Radio Markabley-Baardheere

122

Barnaamijka Samawade,Mowduuca 1aad ee Radio markabley 12/1/2021
Kulanti wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley

Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa

Argagixisada shabaab waxeey weerareen injuneerada ku hawlan dhismaha wadada isku xirta muqdisho iyo afgooye iyagoo ka xun soo kabashada dalka iyo hoeumarkiisa.

Hadaba hadiiba kooxdu diidanrahay in dalku dib u kabto nolol nuucee ah ayay nala rabaan? Maxaase nala gudboon si aan isaga leexino cadawgaan?

Barnaamiujka sama wade caawo waxaa marti ku ah
Madaxa mashaariicda degmada baardheere. Sanwayne aadan dheere.
Isku duwaha wasaarada beeraha maamulka jubaland ee degmada baardheere saacid abshir cartan
Taliyaha saldhiga booliska degmada baardheere
Gaashaanle C./fitaax macalin nuur

Barnaamijka waxaad si toos ah ugala socotaan radio markabley FM 88.8 baardheere iyada oo cida uu seego barnaamijkan ay dib uga daalacan karto janalka yutubkeena sama wade show ama barta facebook Samawade.so iyo www.Radiomarkabley.com

Inta barnaamijka uu hawada ku jiro waxaad fariin noogu soo diri kartaan telefoonka nambarkiisa uu yahay

0613880535, sidoo kale waxaad fariimaha noogu soo diri kartaan imfo@samawade.so
Barnaamijka waxaa caawa idin la socodsiinayo aniga oo ah yaxye c/risaaq soofe dhanka farsamada waa khaddar maxmaed siraad. Barnaamijka caawa waxaa soo saaray MAXAMED DEEQ CABDI CALI ALFA
waa mar kale iyo barnaamijkii sama wade ee radio markabley